Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

QOYSAS AMMAAN DARRO UGA BARAKACAY TUULADA BUUFOW

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 20, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
QOYSAS AMMAAN DARRO UGA BARAKACAY TUULADA BUUFOW
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQoysas isagu jiray xoolo dhaqato iyo beeralley oo degganaa tuulada Buufow oo ilaa 5km u jirta deegaanka Shalanbood ee gobolka Shabeellaha hoose, ayaa dhowaan bilaabya inay ammaan darro darteed uga barakacaan deegaannadooda, ka dib markay halkaas soo degeen ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya.

Qoysaskan oo tiradoodu ay gaareyso 300 oo qoys ayaa ku sheeganaya iney tuuladii ay degganaayeen ay noqotay furin ciidan, sidaa daraaddeed ay ammaankooda u baqanayaan.

Maxamed Axmed oo ka mid ah dadka deegaankaasi oo u warramayay raadiyo Ergo ayaa yiri “Waxaan barakaca bilownay markii tuuladeneenni ay noqotay saldhig ciidan oo ciidamo ay soo dageen, sidaa darteed baannu qaxnay, waxaana ku dhibaateysannahay dhul bacaad ah oo u dhaxeeya Marko iyo Buufow, runti barakacana wuxuu nagau yeeshay saameyn nololeed oo daran.”

Aamino Cali oo iyadana ka mid ah qoysaskaas barakacay ayaa sheegtay in dhibaatada ugu badan xilligan ay tahay dhinaca helitaanka biyo nadiif ah waxayna tiri “Markii aan u adkeysan waynay dhibaatada tuuladeenna ayaan si aan nafteenna u badbaadinno go`aansannay inaan soo qaxno, biyaha oo aan nadiif ahaynna waxaan u doonannaa meel aad u fog.”

Deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa dhowaan ururka Al-shabaab kala wareegay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Miwodga Afrika ee AMISOM.

Aadan Diyeeshe/FM/AM

Previous Post

IN KA BADAN 19 TAHRIIBAYAAL AH OO KU DHINTAY XEEBAHA BARI

Next Post

DADKA DEGMADA AFMADOW OO KA SOO KABANAYA DAGAALLADA

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
DADKA DEGMADA AFMADOW OO KA SOO KABANAYA DAGAALLADA

DADKA DEGMADA AFMADOW OO KA SOO KABANAYA DAGAALLADA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo