Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xarun lagu quudiyo dadka danyarta ah oo kismaayo laga hirgeliyay

Radio Ergo by Radio Ergo
January 11, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu quudiyo dadka danyarta ah oo kismaayo laga hirgeliyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankHowlo quudin ah oo uu fulinayo urur maxalli ah oo lagu magacaabo Irdo ayaa si rasmi ah looga bilaabay qeybo ka mid ah magaalada Kismaayo,waxaana taabba gelinaya barnaamijka cuntada adduunka ee WFP.

Howshaasi quudinta ah waxaa maalin walba ka faa’iideysan doona in ka badan 2,000 oo ka mid ah  dadka danyrata ah iyo kuwa barakacayaasha ah ee ku nool xeryaha barakaca ee magaalada Kismaayo, sida ay sheegtay Irdo.

“Xaruntan quudinta ah ee aan Kismaayo ka furnay waxaan ugu tala galnay inaan ku caawinno dadka dhibaateysan, waxaana rajeynayaa inuu faa`iido badan u leeyahay dadka,”  Sidaa waxaa Ergo u sheegay Cabdi-Maalik Cabdullaahi Ibraahim oo ah madaxa ururka Irdo.

Faa’iidada nafaqeyn ee dadka danyarta ah ay ka helayaan mashruucaan quudinta ah ka sokow waxaa sidoo kale jira haween iyagu fursado shaqo ka helay, si nolosha qoysaskooda ay ugu dabbaraan.

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose oo ay hay’adaha samafalku muddo ku dhow 5 sano aysan ka howlgalin ayaa hadda u muuqanaysa in hay’adaha iyo shaqaalahoodabaay dib ugu soo laabanayaan kadib markii xaaladda ammaanka ay soo roonaatay, iyagoo isku dayaya inay wax ka qabtaan xaaladaha bani’aadannimo ee ka jira halkaas.

Khadar Maxamuud Xareed/MH/FM

Previous Post

GAROONKA DIYAARADAHA KISMAAYO OO DIB U HAWLAGALAY

Next Post

Wariye Cabdicasiis Koronto oo loo haysto inuu wareystay haweeney la kufsaday

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Wariye Cabdicasiis Koronto oo loo haysto inuu wareystay haweeney la kufsaday

Wariye Cabdicasiis Koronto oo loo haysto inuu wareystay haweeney la kufsaday

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo