Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

XAALADDA DADKII KA BADBAADAY SHILKII LIIBIYA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 31, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
XAALADDA DADKII KA BADBAADAY SHILKII LIIBIYA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankUgu yaraan 32 qof oo ka mid ahaa in ka badan 100 ruux oo tahriibayaal Soomaali ah oo maalinnimadii jimcihii  ay dhaawacyo ku soo gaareen gaari ay ku socdaalayeen oo la qalibmay iyagoo ku sii jeeda magaalada Tripoli ee caasimadda waddankaas ayaa lagu soo warramayaa in xaaladdooda ay ka soo raynayso.

Shilkaas waxaa ku geeriyootay 16 qof sida uu inoo xaqiijiyay safiirka Soomaaliya u fadhiya Liibiya Cabdiaqani Maxamed Waceys. Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxa waxyeellada ugu badan ay soo gaartay ka dibmarkii ay ku duntay shamiinto lagu soo raray gaariga oo qeybta kore la soo saaray. Muhaajiriintan ayaa la sheegay in ay qaarkood neef qabatimoobeen.

Cabdiqani Maxamed Waceys ayaa ayaa sheegay in dhammaan meydadka iyo dhaawaca shilkaas la aqoonsaday, isagoo tilmaamay in dhaawacyada haatan lagu daweynayo isbitaal ku yaalla deegaankaas, halka qaar ka mid ah ay isbitaalka ka soo baxeen ka dib markii laga daaweeyay dhaawacyo fudud.

“ Waa arrin naxdin badan, mana ah manta oo kaliyah, aniga safaarad ahaan waxaan ka codsanaynaa in waalidiinta ay gacan naga siiyaan in aan badbaadinno carruurtan maalin walba sida macne darrada ah ku dhimanaysa” ayuu yiri safiirka.

Muhaajiriinta oo isugu jiray Soomaali, Eriteriyaan iyo Itoopiyaan ayaa waxa ay ka soo socdaaleen magaalada Ajdabiya oo qiyaastii 800 Km bariga ka xigta magaalada caasimada ah ee  Tripoli, waxaana dhamaantood la sheegay in ay ku sii jeedeen caasimadda.

MG/CC

Previous Post

RAG LOO SOO QABTAY KUFSI IYO GAWRAC

Next Post

TURKIGA OO CAAWIN DOONA BEERALEYDA SHABEELLADA DHEXE

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

TURKIGA OO CAAWIN DOONA BEERALEYDA SHABEELLADA DHEXE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo