Ururka cuntada iyo beeraha QM ee FAO ayaa codsanaya US$443 milyan saddexda sano ee soo socota, si loo sii wado...
Guddiga caalamiga ah ee laanqeyrta cas (ICRC) ayaa soo dhoweeyay dhaqan gelidda uu maanta dhaqan galayo kulanka Midowga Afrika ee...
Sida ay qortay wakaaladda wararka arrimaha bini`aadannimada u qaabilsan QM ee IRIN, dhallinyaro badan ayaa ka taga gobollada Somaliland, iyagoo...
Soomaalida ku dhaqan waddanka Koofur Afrika ayaa ka cabanaya sharci dhowaaan ay soo saartay waaxda socdaalka waddankaasi, kaasoo ku aaddan...
Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Puntland oo gacan ka heleysa hay`adda qaxootiga QM ee UNHCR, ayaa soo bandhigtay hab lagu maamuli...
Cabdikariin Guuled: Dadka Soomaaliyeed waxay ku faraxsan yihiin in dalabka gargaarka bini`aadannimo lagu soo bandhigo gudaha Soomaaliya. Qorshaha saddexda sano...
Mid kamid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed ee ku ganacsada waddankaasi South afrika yaa dhintay mid kalana waa ku dhaawacmay ka dib...
Soomaalida qaxootiga ah ee ku nool xerada Marataani oo ku taalla waqooyiga dalka Musambiig, ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ka cabanayay...
Waxaa maanta deggan xaaladda xaafadda Soomaalidu ay ku badan tahay ee Islii magaalada Nairobi, oo labadii maalmood ee ugu dambeysay...
Cabdiqani: “Ma jiraan wax kufsi ah oo loo geysto hablaha Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada waddanka Liibiya” Safaaradda Soomaaliya ee...
IDAACADDA 23-JUN-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo