Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qorshe lagu doonayo in gudaha muqdisho looga raro barakacayaasha

Radio Ergo by Radio Ergo
February 21, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQorshe lagu doonayo in gudaha Muqdisho looga raro barakacayaasha

Xiriiriyaha arrimaha  bani’aadannimo ee Soomaaliya Justin Brady ayaa sheegay inay wadaan qiimayn ay ku samaynayaan dadka barakacayaasha ah ee ku sugan guddaha Muqdisho oo dowladda Soomaaliya qorshaynayso inay ka rarto gudaha magalada, dejisana goobo cusub oo ka baxsan Muqdisho waxaana jira qiyaastii 369,000 oo kun oo dad gudaha ku barakacay oo Muqdisho ku nool,  tira intee la’eg, ayaa u guuri doona goobaha cusub oo ay dawladdu u diyaarinayso barakacayaasha; iyadoo ay ku xiran tahay inta doorata inay taagaan goobahaas; waxaana weli dhiman qiimeyn lagu ogaanayo waxay doonayaan barakacayaasha si ay noloshooda u sii wataan.

S. Wali ma bilawdeen qorshaha diwaangelinta barakacayaasha la dejinayo goobahaas cusub?

J. Ma jiri doonaan diwaangelin, waxaa jira doonta qiimeyn la doonayo in lagu ogaado imisaa qof waa dad ceynkee ah; xaggee  ka yimaadeen, muddo intee la eg bay Muqdisho joogeen iyo waxyaabo kale oo aasaasi ah, markii ay dadku deggaan waxaan billaabi karnaa qiimeyn kale oo ballaaran laguna ogaanayo baahidooda kale, waxay ugu baahan yihiin in ay noloshooda sii wataan; ma ahan oo kaliya baahida bin’aáddanimo, laakiin waxaa jiroo kale soo-kabashada iyo baahiyaha kale ee horumarinta.

S. Mudane wax nooga sheeg xaaladda goobaha la dejin doono dadkan?

J. Haggaag; tani waa qorshaha dawladda Soomaaliya, oo lagu calaamadeeyay saddex goobood oo ku yaalla nawaaxiga Muqdisho, galbeedka, waqooyiga iyo koonfurta.  Goobta markii hore la isla gartay in dadkan dib loogu dejiyo waa galbeedka, halka loo yaqaanno Dayniile; labada goobood oo kale wali waxa lagu wadaa qiimeyn.  Dayniile waxa horey u sii joogay barakacayaal, waxa loogu yeero Toddobo-Toddobo Ilaa laga soo gaaro waddada warshadaha, waxaana jiray adeegyo halkaa laga hirgeliyay.  Waxaanu eegayno waa sida ay qorsha dawladda u  caawin karaan hayáddaha la howlgalayaasha ah ee UN, OIC iyo sidoo kale ICRC  iyo kuwa kale oo doonaya in caawiyaan, taas oo muhiim u noqon karta in barakacayaasha iney noloshooda horey u sii wataan.

S. Xeryaha barakacayaasha Muqdisho waxan ku naqaannay sheekooyin la xiriira kufsi iyo faraxumeyn lagula kacay haween barakacayaal ah, dhanka ammaanka adigoo ka eegaya ma aaminsantahay in xeryahan lagu damaanad qaadi karo amaanka dadka barakacayaasha ah?

J. Haddii aanu abbuurno xaalado ammaanka sare u qaadi kara, haa waan rajeynayaa, haddii si fudud aanu dadka iska dejino innagoo ka kaxaynayna goob, misa goob kale, ma filayo inaan rajeyno wax horumar ah oo dhinaca ammaanka ah gaar ahaan ilaalinta haweenka, ilaa aannu hirgelinno waxyaabo guul lagu gaari karo,  lamana damaanad qaadi karo guul.

S. Dadka waxaa laga yaabaa ka hor inta aysan xeryahaas u guurin in ay qabaan baahiyo kale,
sida in ay u baahnaadaan alaabooyin iyo cunto, maxaa idinkaga diyaarsan arrimahaas”mise laga yaabaa in waxyaabahaas la siiyo?

J. Waxaan u baahannahay inaan dib u eegno waxa loo baahan yahay, tani waa dadaal ay wadaan dhammaan qeybaha, ma ahan oo kaliya arrin la xiriirta deegaan ama ilaalin ee waa in dhammaan qeybaha ku lugta leh ee bixiya adeegyada ay ka soo wada qeybgalaan, eegaanna sidii loo gayn lahaa adeegyo goobahan cusub ee la dejinayo barakacayaasha.

S. Goormaad qorsheyseen dib u dejinta barakacayaasha?

J. Dawladda waxa ay leedahay qorshe ay ku hanweyn tahay, waxa ay doonaysaa iney qorsheyso  20ka bisha Agoosto oo ah waqti munaasab ah, waxaanuna  kala xiriiri doonnaa dadaallada la geliyay adeegyada si ay u hirgasho dib u dejintaas.

S. Wali ma aragteen wax diidmo ah oo idinkaga yimid barakacayaasha illaa hadda?

J. Wali kalama aanan hadlin barakacayaasha in ku filan si aanu u aragno sida ay u arkaan, waana wax aan u baahannahay inaan ku ogaano qiimeynta la samaynayo. Xaqiiqdii waxaa jira xaalado la xiriiri fogaanshaha goobahan ay ka fog yihiin fursadaha dhaqaale oo ah mid aan ka walaacsanahay, waana wax aan kala hadli karno la howlgalayaasheena si ay isugu dayaan iney sare u qaadaan gaadiidka, fursadaha nolosha ee goobahaas dhexdooda.
Dhamaad wareysiga Justin Brady.
Gaarane/MH/AM

Previous Post

Qaramada Midoobay oo ballarineysa hawlaheeda miino-baarista Soomaaliya

Next Post

Umul raaca haweenka oo ku badan Gedo

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ragga biraha tuma oo ka cabanaya nolol xumo, dayac iyo faquuq ka saaray suuqa shaqada

October 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Umul raaca haweenka oo ku badan Gedo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-OCT-2026

IDAACADDA 07-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-OCT-2026
October 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-OCT-2026
October 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-OCT-2026
October 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo