Barakacayaasha ku nool xerada barakacayaasha Siligga ee magalada Garoowe ayaa waxaa la soo deristay biyo la`aan, ka dib markii halkii...
Ugu yaraan 32 qof oo ka mid ahaa in ka badan 100 ruux oo tahriibayaal Soomaali ah oo maalinnimadii jimcihii ...
Dadka ku nool degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa hadda kasoo kabanaya saameyntii ay ku reebeen colaadihii ka jiray...
Qoysas isagu jiray xoolo dhaqato iyo beeralley oo degganaa tuulada Buufow oo ilaa 5km u jirta deegaanka Shalanbood ee gobolka...
Tahriibayaal u badnaa Itoobiyaan ayaa shalay dooni kula qallibantay meel 5-meyl u jirta xeebta magaalada Boosaaso, maamul goboleedka Soomaaliyeed ee...
Wararka laga helayo magaalada Ndola ee dalka Zambiya ayaa sheegaya in xaaladdu ay iminka tahay mid xasilloon ka dib rabshado...
QM iyo la howlgaleyaasheeda ayaa codsanaya $8.5 bilyan si loogu gargaaro 51 milyan oo qof oo ku nool caalamka, sanadka...
Waxaa shalay gelinkii dambe magalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland la soo gaarsiiyay 22 ajaanib ah, kuwaasoo muddo saddex...
Waaxda arimaha debadda ee Koofur Afrika ayaa dib u fasaxday safarradii ay Soomaalida dib ugu laabanayeen dalkooda ka dib markii...
Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda aadanaha oo diiradda lagu saaray xorriyadda hadalka Soomaaliya Kulan magaalada Muqdisho lagu qabtay ayaa waxaa...
IDAACADDA 24-JUN-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo