Xeryaha barakaca magaalada Kismaayo waxaa ku jira boqollaal barakacayaal ah oo duruufaha dhinaca nolosha ay ku qasbeen inay deegaannadoodii ka...
Dad barakacayaal ah oo ku sugan tuulada Bursaalax oo ka tirsan degmada Galdogob ee gobolka Mudug oo qaarkood ay xoolahoodii...
Boqollaal qaxooti Soomaaliyeed oo ku jiray xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa billaabay inay dib ugu soo laabtaan deegaannadooda, kadib...
Iyadoo cabsi iyo warwar la xiriira in hadal heyn in dawladda Kenya ay doonayso in ay si xoog ah dib...
Deegaanka Holhol waxa uu ka tirsan yahay gobolka sool, waxaana uu ka mid yahay deegaannada ay ku badan yihiin xoolaha...
Qaxooti Soomaaliyeed oo ka tegaya magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale oo Kenya ku yaalla ayaa maalin walba gaaraya xeryaha qaxootiga...
Sida uu Cabdicasiis noo sheegay saraakiil ka tirsan CIDda ayaa telefoon u soo diray xilli uu ku guda jiray howlihiisa...
Howlo quudin ah oo uu fulinayo urur maxalli ah oo lagu magacaabo Irdo ayaa si rasmi ah looga bilaabay qeybo...
Banaanbax nabadeed oo haweenka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayey isugu soo baxeen xerada qaxootiga ee...
Deegaanno ka tirsan gobolka Gedo oo dhowaanahan ay ka socdeen dagaallo ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku doonayaan inay ku qabsadaan...
IDAACADDA 24-JUN-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo