Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal ku dhibaataysan bursaalax oo ka tirsan Galdogob

Radio Ergo by Radio Ergo
January 31, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacayaal ku dhibaataysan bursaalax oo ka tirsan Galdogob
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDad barakacayaal ah oo ku sugan tuulada Bursaalax oo ka tirsan degmada Galdogob ee gobolka Mudug oo qaarkood ay xoolahoodii uga le`deen abaarihii dalka ku dhuftay,
ayaa waxay ka cabanayaan inay haysato nolol xumo iyo daryeel la`aan, sida ay raadiyo Ergo u sheegeen qaar ka mid ah dadka ku nool halkaas.

Saynab Xasan Warsame oo ah guddoomiyaha xerada barakacayaasha ee lagu magaccaabo Horseed Bursaalax ayaa Ergo u sheegtay “Dadkaas tiradoodu waa 700 ilaa 800 qoys, waxyna isugu jiraan dadkii ay xooluhu ku dhaafeen abaarihi iyo dad kale,  mana haystaan adeegyada cunto, waxbarasho iyo caafimaad, gargaarka hay`adahana waa nagu yar yahay.”

Xaliimo Xuseen,  waxay ka mid tahay barakacayaasha Bursaalax waxayna sheegtay in waxyaabaha ay u baahan yihiin ay ugu weyn tahay hoyga iyo waxbarashada carruurta, iyadoo ka codsatay hay`adaha gargaarka inay caawinaad lasoo gaaraan.

“Ma jiraan wax aan haysanno, biyo nadiif ah, cunto iyo adeegyada caafimaadkaba aad baan ugu baahannahay, mana jiraan hay`ado samafal oo aan gargaar ka helnay, waxaan dareemeynaa in halkan nalagu ilaabay.” Sidaa waxaa tiri Maryama Xuseen Nuur, oo iyadana ka mid ah barakacayaashaas.

Nuur  Cabi Cali, waa guddoomiyaha beesha Bursaalax waxuuna raadiyo Ergo u sheegay inay jiraan dhibaato nololeed oo haysata dadkaas oo aan ilaa iyo hadda helin wax gargaar ah oo ay cid walbana la socodsiiyeen, wuxuuna sheegay inuu codsanayo in dadkaas la soo gargaaro.

Burhan/FM/MH

Previous Post

BIYO YARAAN KA JIRTA QEYBO KA MID AH GARISSA

Next Post

QIIMAHA SARRIFKA DOOLLARKA OO HOOS U DHACAY MUQDISHO

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
QIIMAHA SARRIFKA DOOLLARKA OO HOOS U DHACAY MUQDISHO

QIIMAHA SARRIFKA DOOLLARKA OO HOOS U DHACAY MUQDISHO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo