Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qaxooti dib ugu soo laabtay gobolka Gedo

Radio Ergo by Radio Ergo
January 29, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qaxooti dib ugu soo laabtay gobolka Gedo
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBoqollaal qaxooti Soomaaliyeed  oo ku jiray xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa billaabay inay dib ugu soo laabtaan deegaannadooda, kadib markii sida ay sheegeen ay u adkeysan waayeen xaalado is biirsaday oo isugu jira nolol xumo iyo amni darro.

Degmooyinka maalmahii ugu dambeeyey ay soo gaareen qaxootiga  ayaa waxaa ka mid ah Baardheere iyo Salagle, halkaasoo ay gaareen ilaa 8 baabuur oo ay saaran yihiin dad ka badan ilaa 200 oo qoys oo qaxooti ah ayna ka muuqato daal iyo diif.

Abshir Xuseen oo ka mid ah qoysaska ka soo noqday xeryaha qaxootiga Kenya, gaar ahaan xerada IFO dhowaanna soo gaaray degmada Baardheere ayaa Ergo u sheegay in ammaan darrida ka jirta xeryaha qaxootiga  ay ku qasabtay inay dib ugu soo noqdaan deegaanka oo markii hore ay abaaro iyo colaado ka barakiciyeen.

“Muddo 2 sano iyo bar ayaan degganaa xerada Ifo aniga, hoyadey iyo qoyskeyga oo ka kooban  12 ruux, markii horena waxaan ka mid ahaa beeralleyda Baardheere  oo abaaro iyo dhibaatooyin nolol xumo ayaa igu qasbay in aan galo xeryaha qaxootiga Kenya, arrimaha kufsiga oo si baahsan uga jira xeryaha ayaana ugu sii daran waxa nagu kallifay inaan dib u soo noqonno”.

Abshir ayaa wuxuu sheegay dhibaatooyinka ay qabaan inay ugu weyn tahay hoy la`aan, cunno la`aan iyo caafimaad darro. isagoo sheegay in haddii ay xaaladdu sidaan ku sii socoto ay dhalan karaan cudurro iyo macluul baahsan

Deegaannada kale ee qaxootigu dib ugu soo noqdeen waxaa ka mid ah deegaanka Salagle oo ka tirsan gobolka Jubbada dhexe, halkaasoo dhowaan ay gaareen dad lagu qiyaasay ilaa 270 qoys, siduu Ergo u sheegay Weli Aadan Maxamed oo ka tirsan odayaasha degmada Salagle.
Dadkaan soo noqonaya ayaa degaya deegaanno aysan horeyba uga jirin adeeg nololeed iyo hay`ado gargaar.
Salixi/MH/FM

Previous Post

HAWEENKA KISMAAYO OO YEESHAY KULAN AY NABADDA KU TAAGEERAYAAN

Next Post

WFP OO DIB UGA HOWLGALEYSA KISMAAYO

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

WFP OO DIB UGA HOWLGALEYSA KISMAAYO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo