Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xaaladda nololeed ee barakacayaasha Kismaayo

Radio Ergo by Radio Ergo
February 5, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXeryaha barakaca magaalada Kismaayo waxaa ku jira boqollaal barakacayaal ah oo duruufaha dhinaca nolosha ay ku qasbeen inay deegaannadoodii ka soo barakacaan.

Barakcayaashan ayaa haatan cabasho ka muujinaya sicir bararka nolosha iyo adeegyada aasaasiga ah ee ay nolosha ugu baahan yihiin, oo aan ka jirin xeryaha ay ku nool yihiin.

Xerada Badar ee magaalada Kismaayo, waxaa ku jira ilaa boqol qoys oo barakacayaal ah, waxaana durbaba markii aad booqatid kuu muuqanaya duruufaha iyo xaaladaha adag ee dhanka nolosha ah ee ka taagan xeradaas.

Sida ay kuu sheegayaan dadka baracayaasha ah, xerada waxaa ka jira dhibaatooyin dhinaca cuntada laga helo nafaqada, adeegyada caafimaadka iyo waxbarashada, hoyga,  iyo waliba fayadhawrka,  waxaana ay arrimahaas oo is biirsaday ay saameyn xooggan ku yeesheen nolosha  dadka barakacayaasha ah.

Inkastoo ay jirtay rajo ay qabeen dadka barakacayaasha ah oo ku aaddan inay heli doonaan gargaar kadib markii gacan ku haynta magaalada ay is beddeshay, balse taasi wax badan kama baddelin rajadii ay qabeen.

Qaasim Baraka Nasiib waa guddoomiyaha xerada Badar ee magaalada Kismaayo, wuxuuna idaacadda Ergo u sheegay in nafaqo darrada carruurta ay ka mid tahay waxyaabaha dhibaatada ba`an ku haya carruurta yar yare e xeradaas ku jirta.

Kasokow gargaar yaraanta iyo arrimaha kale oo ay ka cabayaan dadka barakacayaasha, waxaa sidoo kale saamayn ku yeeshay sarrifka  lacagta doollarka oo uu hoos u dhac xooggan ku yimid, tanoo keentay in ganacsatada magaalada Kismaayo ay qaaliyeeyaan qiimaha raashiinka.

Haweeney ka mid ah dadka barakacayaasha ayaa idaacadda Ergo u sheegtay in halkii markii hore ay nolosha qoyskeeda ku dabooli jirtay lacag dhan 15,000 oo shilinka Soomaaliga ah, aysan haatan lacagtaas u goynaynin wax qoyskeeda ku filan xitaa hal gelin.

Barakacayaasha magaalada Kismaayo ayaa haatan ku tiirsan gargaar cunno bisil ah oo ay ugu deeqday hay`adda WFP, kaasoo ay hay`adda gargaarka ee IRDA maalin kasta u qeybiso boqollaal qoys,  inkastoo uusan gargaarkaas ahayn mid noloshooda ku filan sida ay ii sheegeen qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ah.

Khadar Maxamuud Xareed/MG/FM

Previous Post

Make Funds On-line Articles

Next Post

WALAACA MAREYKANKA EE XUKUNKII MAXKAMADDA MUQDISHO

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
Boob iyo gubid lagu hayo dukaamada soomaalidu ku leeyihiin koofur afrika

WALAACA MAREYKANKA EE XUKUNKII MAXKAMADDA MUQDISHO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 16-MAY-2026

IDAACADDA 16-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 16-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2026
May 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo