Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

WALAACA MAREYKANKA EE XUKUNKII MAXKAMADDA MUQDISHO

Radio Ergo by Radio Ergo
February 6, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
Boob iyo gubid lagu hayo dukaamada soomaalidu ku leeyihiin koofur afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay go’aanka maxkamadda Muqdisho ay ku ridday xukun hal sano ah haweenay 27 jir ah oo dhibane u ahayd kufsi iyo wariye wareysi ka qaaday.

Dacwada labadan qof ee xukunka lagu riday ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Muqdisho shalay, tanoo keentay in ay jawaabo dareen leh ka bixiyaan qeybaha bulshada, ururrada u dooda xuquuqda aadanaha, dawlado iyo ururrada xoriyadda saxaafadda.

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay inay ka walaacsan yahiin  habka garsoor ee dacwaddaas la marsiiyay, iyadoo sheegtay in markhaatiyaasha kiiskana loo caga jugleeyey intii dacwadda xukunka uu  socday.

Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka Victoria Nuland ayaa sheegtay in tixgelinta xuquuqda haweenka iyo xoriyadda warbaahinta ay tahay mid aasaasi ah, xaqiijinaysana in Soomaaliya ay hesho horuumar wanaagsan, deganaansho iyo dimuquraadiyad .

Victoria Nuland ayaa intaas ku dartay in loo baahanyahay in haweenka ay  helaan cadaadalad hadii loo geysto kufsi iyo tacadiyo kale oo ka dhan ah jinsigooda, iyagoo aan qabin baqdin. Waxa ay sheegtay in loo bahan yahay in Soomaaliya ay xaqiijiso xoriyadda weriyayaasha si ay howlahooda ugu gutaan si aan cabsi iyo dhibaatayn lahayn.

Mareykanka ayaa sheegay in maxkamadayntii shalay ay tusaale cad u tahay hannaanka garsoor ee Soomaaliya iyo dastuurka qaranka, xukunkaan ay gaartayna waxay farriin khaldan u siinaysaa kuwa caadaystay inay geystaan tacaddiyada haweenka iyo dhibaatayntooda. Waxaana ay ugu baaqeen dawladda Soomaaliya in  inay ilaaliso dastuurka oo qeexaya tix gelinta xoriyadda warbaahinta, xuquuda haweenka iyo hannaanka sharciga.

Ra`iisal wasaaraha Soomaaliya Saacid Shirdoon ayaa ku dhowaaqay isagu in guddiga madaxa banana ee xuquuqda aadanaha Soomaaliya oo dawladdu dhowaan magacawday ay baari doonaan kiiska, laakiin waxaan u sheegaynaa dawladda Soomaaliya inay arrintaan  si dhakhso leh tallaabo uga qaaddo ayna ilaaliso xuquuqda aadanaha iyo habsami u socodka sharciga.

MH/MG

Previous Post

Xaaladda nololeed ee barakacayaasha Kismaayo

Next Post

MUUQAALKA NOLOLEED EE SHABEELLAHA HOOSE

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
MUUQAALKA NOLOLEED EE SHABEELLAHA HOOSE

MUUQAALKA NOLOLEED EE SHABEELLAHA HOOSE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo