Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

MUUQAALKA NOLOLEED EE SHABEELLAHA HOOSE

Radio Ergo by Radio Ergo
February 7, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
MUUQAALKA NOLOLEED EE SHABEELLAHA HOOSE

Keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaa sidee nolosha dadka degan degaannada iyo degmooyinka isku xira muqdisho iyo Marka? Dhawaan waxaa socdaal ku soo maray deegaannadaas oo muddo badan ay camimnaayeen boqolaal kun oo barakacayaal ah wariyeheena Yusuf Keynaan.

Degaannadii u dhaxeeyay Muqdisho iyo Afgooye ee ay kol hore aad u camireen boqolaal kun oo barakacayaal ah, oo badankood ay ku soo barakaceen rabshadihii ka jiray Muqdisho ayaa waxaa ay haatan yihiin dhul haawanaya oo la oran karo waa laga wada guuray.

Dhulkan, muddo sanad ka hor waxaa uu xitaa ka bulsho badnaa Muqdisho, waxaa ka jiray waxyaabaha aasaaska u ah nolosha sida goobo ganacsi, waxbarasho, isbitaallo iyo nooc kasta oo nolol ah oo kale.  Hadda waxa kaliya ee ay indhahaagu qabanayaan waa burbur xooggan , waxaana aad arkaysaa goobihii buushashkii ahaa oo isku dumay, albaabbo lala baxay, iyo daaqado jajaban oo gudahooda ay kaaga dhex muuqanayaan dhagxaan iyo jiingado.

Degmada Afgooye oo kamid ahayd goobihii aan socdaalka ku maray ayaa ay u muuqatay mid ka yara camiran Ceelasha biyaha, waxaana dad degan magaaladan ay ii sheegeen in xaaladaha ammaan iyo tan ganacsi ay yihiin kuwa ka soo raynaya.

Markii aan horey u sii qaadnay waddada isku xirta Afgooye iyo degaanka Shalanbood oo duleedka ka ah magaalada Marka waxa u dhexeeya qiyaastii 60km waana degaanka leh beeraha ugu badan gobalka shabeellada hoose, waxaa  ku yaala tuulooyin badan oo hadda haawanaya, waxaana sida la ii sheegay dadka degganaa tuulooyinkaas ay ahaayeen dad reer guuraa ah xoolahoodiina ay la guureen.

Magaalada Marka oo ah magaalo da’weyn, lagu yaqaannay taariikhdeeda kalluumaysiga ayaa  laf ahaanteeda in kastoo ay hadda deggan tahay waxa aad mooddaa in horuumar badan uusan ka jirin. Waxaana ay dadku ii sheegeen in magaalada wali ay ka maqanyihiin dad badan oo horey uga qaxay xilliyadii ugu dambeeyay.

Dadka goobaha aan maray ayaa waxaa dhamaantood ay ii sheegayeen in aysan  danaynayn siyaad balse ay doonayaan ammaan iyo in ay noloshooda u sii wataan iyagoo aan la dhibaatayn.

Yusuf Keynaan/MG/AM

Previous Post

WALAACA MAREYKANKA EE XUKUNKII MAXKAMADDA MUQDISHO

Next Post

Qaramada Midoobay oo ugu baaqday dowladda Soomaaliya inay dib u furto dacwaddii kufsiga

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Qaramada Midoobay oo ugu baaqday dowladda Soomaaliya inay dib u furto dacwaddii kufsiga

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo