Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha Halabooqad oo ka welwelaya roobab badan oo ka da’ay halkaas

admin by admin
April 18, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDadka barkacayaasha ee ku nool xerada barakacayaasha Halabooqad ayaa welwel ka muujinaya  iney dhibaato caafimaad-darro uga timaaddo roobabka Gu`ga oo si weyn uga da`aya Gaalkacyo . Waxay dadkani si gaar ah uga baqayaan meelaha biyo fariisinka ah oo wasakheysan ee laga yaabo iney kaneeco ka dhalato iyo cudurro kale. Roobabkaas ayaa waxay dhibaato u geysteen guryihii cooshadaha ahaa waxayna dumiyeen waxayna hoy la`aan ku rideen dad gaaraya 76 qoys sida uu ku warramay Cabdullahi Xuseen Cirfe oo ah guddoomiyaha xerada Halabooqad.

“ Roobkaas aad iyo aadbay ugu dayacanyihiin dadka dagan halabooqad, kuwii dhisnaana biyihu waa galeen ku wii kalana wey dunsheen, dadkuna  waa tabaryar oo barakacayaal ah, una baahan yihiin iney gacan ka helaan dadyowga samafalayaasha ah iyo hay`adaha kale si looga hortago dhibaato laga yaabo iney biyadhiggasi keenaan” Sidaasna waxaa idaacadda Ergo u sheegay guddoomiyaha xerada halabooqad Cabdullaahi Xuseen Cirfe.

Ruqiya Farax waa hooyo waayeela waxayna iiga warrantay sida uu roobku waxyeello ugu geystay hoygeeda,”Guryuhu waa wada dildilaacsan yihiin si xunbuuna u soogalay haddii uu roobku sidaas ku sii socdana wuxuu keeni karaa mar kale soo laabtana waxuu keeni karaa khatar ah inaan meel aan gali waayo” Sidaas waxaa radio Ergo u sheegatay Ruqiya oo ka mid ah dadka barakacayaashaha.

Axmed Cali Salaad waa guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee Puntland wuxuu Idaacadda Ergo u sheegay inaysan kaligood waxaba ka qaban karin biyahas, wuxuuna si gaar ah farta ugu fiiqay iney tahay midda ugu daran hadda sidii looga hortagi lahaa iney cudurro halkaas ka dhashaan. Waxaa kaloo dadka deegaanka Galkacyo ugu baaqay iney gacan ka geysataan sidii wax looga qaban lahaa dhulka badan oo ay biyuhu fariisataan.

D.r Maxamed Xuseen Aden waa Agaasimaha Isbitaalka guud ee  Gaalkacyo waxuuna ka waramay sida loogu baahan yahay in looga hortago inaysan halkaas ka dhalan cudurrada faafa, lana nadiifiyo jidadka magaalada oo dhab iyo xeryaha barakacayaasha oo iyagu ugu daran. biyaha fariistay jidadka magaalada iyo goobaha barakacayaasha.

Xerada Halabooqad ee Gaalkacyo waxaa ku nool 1700 oo qoys, waxayna dadkani badidood ka soo barakaceen abaaraha iyo dagaalladii ka dhacayay koofurta iyo bartamaha Soomaaliya, waxaana ku nool dad gaaraya 1700 oo qoys sida uu sheegay guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee Puntaland.
Burhan/AM

Previous Post

Muranka dhulka xirmeysiga ee Nugaal

Next Post

GAADIID GANACSI OO ROOBABKU XANNIBEEN

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ragga biraha tuma oo ka cabanaya nolol xumo, dayac iyo faquuq ka saaray suuqa shaqada

October 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

GAADIID GANACSI OO ROOBABKU XANNIBEEN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-OCT-2026

IDAACADDA 07-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-OCT-2026
October 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-OCT-2026
October 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-OCT-2026
October 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo