Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

GAADIID GANACSI OO ROOBABKU XANNIBEEN

Radio Ergo by Radio Ergo
April 19, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankGaadiid fara badan oo ah kuwa  xamuulka qaada oo ku kala wajahnaa  gobollada Gedo iyo magaalooyin ka tirsan gobolka waqooyi bari ee Kenya ayaa waxey ku xayiran yihiin waddooyinka xiriiriya gobolka Gedo iyo deegaannada xudduudaha Kenya iyo Soomaaliya,  taasina ay keeneen roobabka faraha badan ee halkaas ka da`ya.

In ka badan 80 gaari ayaa ku xarian  halkaas muddo ka badan 15 cisho ayaa wada  adeeg kala geddisan oo ay dadku u baahan yihiin sida raashin, dawooyin, dhar  iyo waxyaabo kale oo daruuru u ah bani`aadamka, weliba kuwa deggan deegaanknada ku teedsan xuduudaha oo dekaduhu ay aad uga fog yihiin.

Darawallada gaadiidka qaarkood oo telefoonka ugu warramay raadiyo  Ergo, ayaa sheegay in meelo kala geddisan ay gaadiidyku ku xayiran yihiin sida Qansaxdheere iyo Buurdhuubo oo ka mid ah deegaanka Gedo , sidaas si la mid ahna ay jiraan kuwo kale oo iyaguna ku xanniban deegaanka Miido oo ka tirsan Awdiinle iyo inta u dhaxeysa Ceelwaaq iyo Ceelcade oo ka tirsan Gedo.

Cabdulqaadir Jeemis oo ka mid ah darawalladaas ayaa sheegay  in gaadiidka ay wataan ee xamuulka ah in ay u rararn yihiin ganacsato ku kala sugan degmooyinka Ceelwaaq, Ceelcade, Garbahaarrey iyo kuwa kale oo u rararn degmooyin ka kala tirsan gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, wuxuuna intaas raaciyay in roobabka xooggan ee da`aya awogood in ay ku adag tahay in ay gaaraan deegaanadaasi, sidaas si la mid ahna

Hakadkan ku yimid gaadiidka ayaa keenay in qiimaha raashiinku sare u kaco, gaar ahaan deegaanno ka tirsan gobolka Gedo iyo magaalooyinka  ku teedsan xuduudka Kenya iyo Itoobiya  oo badi noloshoodu ku xirnayd ganacsiga ka yimaada Muqdisho sida uu radiyaha ERGO u sheegay ganacsade Muqtaar Cabdi Xasan oo ka mid ah Ganacsatada Ceelwaaq.

Dalka Soomaaliya ayaanan wax dayactir ah  lagu sameyn waddooyinka sidii ay dawladdii Dhexe meesha uga baxday muddo haatan laga joogo 22 sano, taasoo keenta mar walba xilliyada roobabka iney waddooyinka oo dhan noqdaan meel aanu gaadiidku mari Karin, waxaana markaas dhacda in gobollo badan oo kala adeegan jiray ay kala go`aan, maciishadahana ay kor u kacaan, dhibaatadanna waxay iska noqotay mid joogta ah oo la fisho xiilliyada roobabku yimaaddaan.
Salixi/AM

Previous Post

Barakacayaasha Halabooqad oo ka welwelaya roobab badan oo ka da’ay halkaas

Next Post

Kobcinta waxbarashadda xeryaha Dhadhaab

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Kobcinta waxbarashadda xeryaha Dhadhaab

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-APR-2026

IDAACADDA 11-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-APR-2026
April 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-APR-2026
April 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-APR-2026
April 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-APR-2026
April 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-APR-2026
April 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo