Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolosha degmada Maydh oo liidata

Radio Ergo by Radio Ergo
February 27, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDegmada Maydh waa degmo qadiim ah oo ku taalla dhulka xeebta ah ee gobolka Sanaag, waxayna  85 Km u jirtaa degmada Ceerigaabo. Maydh waxa dadka ku nool ay  u badan yihiin dad kalluumaysato ah balse muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxay ka cabanayeen xaalado nolol xumo oo soo foodsaaray.

Xuseen Cabdiraxmaan  Siciid oo ah guddoomiyaha Maydh  ayaa sheegay in bulshada halkaas ku nool ay  sanadihan dambe la kulmeen kalluun yaraan; qalab la`aan iyo suuq yaraan ka haysata kalluunka ay soo jillaabtaan.

Maydh waxa ay sidoo kale leedahay dekad qadiimi ah oo uu sheegay guddoomiyahu iney dhaqaale ahaan ku tiirsanaayeen dad badan balse uu burbur xoogdan soo gaaray, wuxuuna kaloo uu idaacadda Ergo u sheegay in degmada Maydh aysan lahayn waxabarasho aasaasi ah oo ku filan, oo ay leedahay oo keliya hal  dugsi hoose dhexe oo ay wadaagaan arday boqolaal ah.

Mar ay  idaacadda Ergo waydiisay sababaha keenay in kalluunku  yaraado ayuu guddoomiyuhu  yiri ” kalluumaysatada deegaankan ma haystaan qalabka sida qoboojiyeyaasha kalluunka lagu kadiyo, marka ay kalluunka ay soo qabtaan waxa ay waayeen meel ay ku kaydiyaan”.

Hoos u dhaca kalluunkii laga heli jiri xeebahaas iyo qalab la`aanta sida shabaagta doonayaha kalluumaysiga ayaa ka mid ah caqabadaha haysta kalluumaysata Maydh, tannoo keentay in kalluumaysatadau ay waayaan dakhli dhaqaale oo ay noloshooda ku wadan karaan. Qaar ka mid ah dhallinyaradii degmada Maydh ayaa waxay u weecdeen in ay ka mid noqdaan burcadbaeeda ama ay tahriibaan si ay ilo nololeed uga raadsadaan.

Guddoomiyaha Maydh Xuseen Cabdiraxmaan Sheekh Siciid  ayaa ka codsanaya dhamaan hay`adaha samafalka iyo qurbo joogta inay soo caawiyaan dadka daggan deegaankaasi xeebaha gobolka Sanaag.

Cabdikariim Olol/MG

Previous Post

BIYO YARAAN KA TAAGAN LAASCAANOOD

Next Post

Dhibaatada sunta ayuxu ku hayso hargeysa

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Dhibaatada sunta ayuxu ku hayso hargeysa

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 16-MAY-2026

IDAACADDA 16-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 16-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2026
May 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo