Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha Gaalkacayo oo dib ugu noqona goobahay ka yimaadeen

Radio Ergo by Radio Ergo
March 28, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBarkacayaasha ku nool magaalada Galkacyo ayaa beryahan waxay bilaabeen iney dib ugu guuraan meelihii ay markii hore ka yimaaddeen, sida gobollada bartamaha iyo koonfurta.  Markaad tagto goobaha gaadiidka laga raaco iyo xeryaha barakaca ayaad ka dareemaysaa socodka dadka u xirxiran inay dib ugu noqdaan halii ay ka yimaaddeen oo ay hadda ay aminsan yihiin in nabad ka bilaabatay.

Magaaladda Gaalkacayo ee gobolka Mudug ayaa waxay ka mid tahay goobaha dadka barakacayaasha dagaal iyo abaareedba degsiimooyinka ku leeyihin, waxaana ku yaal 21 xero oo barakacayaal ayna ku nool yihiin dad lagu qiyaasay 35 kun oo qof siday sheegtay Dahabo Maxamed Barre oo maamulka degmada Gaalkacayo u qaabilsan arrimaha barakacayaasha
Maraan tegey boosteejada gaadiidka gobollada koonfureed looga raaco Gaalkacayo ayaan kula kulmay dad badan oo safraya dhinaca koonfureed.  Sugule Maxamed Abkey oo mid ahaa dadkaas boosteejada taagnaa ayaa isagoo Ergo u warramaya yiri  “Waxaan sanadkii 2006dii ka soo barakacay Muqdisho gaar ahaan xaafadda Waaberi, waxaana aaan haatan ku noqonayaa  Muqdisho oo aan dareemay iney nabaddeedu soo hagaageyso.

Khadiija Axmed waa hooyo iyana horay uga soo barakacday degmada Afgooye, waxay ku sugnayd afaafka hore ee kaamka Buulo Bacley, iyadoo wadata saddex carruur ah oo boorsooyinkeediina wadata waxayna tiri “Gaalkacayo mar hore ayaan imid, 10 sanno baan ku sugnaa, waan ku soo meel gaaray, haddana deegaaankeygii ayaa nabad ii noqday oo Afgooye ayaan u socdaa, beerahaygii ayaan falanayaa”

Maryam Qaasim waa guddoomiyaha kaamka Mustaqbal oo ku yaal waqoyiga Gaalkacayo, waxay Ergo u sheegtay in qoysas badan oo ku jira xeryahaa ay ka dalbanayaan hay’addaha inay dib ugu celiyaan guryahoodi, meelahay dalbanayaan in dib loogu celiyana waxaa ka mid ah Afgooye, Jawhar iyo Baydhabo.

Waxaa ilaa hadda iska diiwaan geliyay xerada Mustaqbalka ilaa 40 qoys sida ay noo sheegta Maryam Qaasim oo iyadu hadda ka madaxa xeradan si ay ugu laabtaan guryahoodii, waxayna intaa ku dartay Maryam iney gaarsiiyeen arrintan hay`adaha caawiya barkacayaasha sida DRC iyo NRC, iyadoo Maryam ay intaas ku dartay in kuwa heli kara sahay ee magalada iyagu ka shaqyasta ay iskood isu abaabulaan dibna u noqdaan.

Waxay haddaba arrintaan ku soo beegmeysaa iyadoo hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa dhowaan ka soo saartay warbixin 80 bog ka kooban xaaladaha barakacayaasha Soomaaliya gaar ahaan kuwa Muqdisho ku sheegtay in loo geysto tacadiyo ay ka mid yihiin kufsi iyo xadgudubyada kale ee ka dhanka ah galmada.
MH/MR

Previous Post

BARASHADA CILMIGA BEERAHA IYO XOOLAHA OO KU YAR JAAMACADAHA MUQDISHO

Next Post

Roobab khasaare ka geystay Hiiraan iyo Nugaal

Related Posts

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Roobab khasaare ka geystay Hiiraan iyo Nugaal

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-JUN-2026

IDAACADDA 10-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUN-2026
June 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUN-2026
June 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUN-2026
June 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUN-2026
June 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo