Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas dib uga laabanaya xeryaha Dhadhaab

Radio Ergo by Radio Ergo
February 18, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDeegaanno badan oo ka tirsan gobbollada Jubbooyinka waxaa siyaabo kala duwan u soo gaaraya qoysas dib uga soo laabanaya xeryaha qaxootiyada Dhadhaab ee gobbolka Waqooyi Bari Kenya, waxaana meelaha dadkaasi ka soo laabana xeryaha qaxootiyada dhadhaab ay soo gaarayaan kamid ah magaalada, Kismaayo, Deegaannada Dhoobley, Hoosingow iyo deegaanno kale oo Jubbooyinka ka tirsan.

” Waxaan ka nimid xeryaha Dhadhaab, qoysas badan ayaan nahay, xeryaha amaankooda iyo noolashooduba way xumaadeen, dhibaatado xooggan ayaan ku qabnay xeryaha Dhadhaab waana isaga soo tagnay,” ayay tiri haweeney sidatay shan carruur ah oo Ergo la hadashay iyadoo ku suggan magaalada Dhoobley,”

Xasan Maxamed Cabdullaahi Qeex waaa gudoomiyaha maamulka deegaanka Dhoobley wuxuuna radio Ergo u sheegay in dadka dib uga soo laabanaya dalka Kenya aysan ka imaaneynin oo kaliyah xeryaha Dhadhaab balse ay jiraan dad ka imaanaya magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi Kenya , isagoo intaasi sii raaciyay in dadka Dhoobley soo gaaraya ay u badan yihiin qoysas haween iyo carruur ku soo laabanaya dhulkooda hooyo.

Guddoomiyaha degmada Dhoobleey oo ah goobaha ay dadkaas uga tillaabayaa xadka dhinaca Soomaaliya ayaa sheegay in tiro ahaan ay diwaangeliyaan illaa 500 oo qoys tan iyo bishii la soo dhaafay.

Magaalada Kismaayo ayaa kamid ah meelaha dadka ka soo laabanaya dalka Kenya gaar ahaana xeryaha Dhadhaab ay soo gaaraan, waxaana maalin kasta magaalada timaada ilaa dhowr baabuurta nooca looriyada loo yaqaan ah kuwaasoo ay saran yihiin dadka rakaab ah oo inta badan ka yimid xeryaha dhadhaab.

Si kastaba, marka dadkaan ka soo laabanaya dalka Kenya gaar ahaana xeryaha Dhadhaab ay soo gaareen deegaanno ka tirsan gobbollada Jubbooyinka waxaa ay u sii gudbaan gobbollada kale ee dalka halkaasoo ay markii hore ay ka soo carareen.

Khadar Maxamuud Xareed/MG

Previous Post

Gabdhaha qoysaska saboolka ah ee beledweyne oo helay waxbarasho

Next Post

DOORASHOOYINKA DOWLADAHA HOOSE EE PUNTLAND

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
DOORASHOOYINKA DOWLADAHA HOOSE EE PUNTLAND

DOORASHOOYINKA DOWLADAHA HOOSE EE PUNTLAND

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo