Maaddada Af-Soomaaliga waxay ka mid tahay maaddooyinka ay bartaan ardayda jaamacadda Minnesota ee dalka Mareykanka. Macallin Saciid Saalax oo maaddadaas...
Ilmahan halkan lagu xanaanayno meelna ugama baxaan oo waxbarashadooda,jiifkooda, caafimaadkooda iyo labiskoodaba waxay ku leeyihiin xeradan. Waxaa maamula taliska ciidanka...
250 arday oo ku nool deegaanka Duruqsi ee gobolka Togdheer, dugsiga sarena ka dhiganayay degmada Balli-dhiig ayaa muddo toban maalmood...
Inka badan 200 oo arday ayaa ka faa'iideysanaya, oo wax ka baranaya dugsi sare oo cusub oo dhawaan looga furay...
(ERGO) Maryan Maxamed Nuur oo 23 jir ah, waxay ku noolayd xerada qaxootiga ee IFO ee ku taal Dhadhaab Kenya,...
Dhaqan ahaan qoysaska Soomaalidu muddo badan waxbarashada gabdhaha iyo wiilasha umaysan sinayn, taasina waxay keentay in tirada gabdhaha waxbarashada aadaa...
Dugsiga sare ee magaalada Bacaadweyn waxaa xilligan dhigta 300 oo arday oo 177 ka mid ah ay gabdho yihiin, ardaydaas...
Toddobaatan ardayda wax ka baratay dugsiyada hoose/dhexe ee degmada Doolow ayaa 4-tii bishaan markii ugu horreysay waxbarashada dugsiga sare ka...
200 oo arday oo ku nool deegaanka Gocondhaale oo Buuhoodle dhanka waqooyi ka xiga 50 km ayaa markii u horeysey...
Madiino Cabdi Yuusuf, waa hooyo qoyskeedu ka kooban yahay siddeed qof. Markii ugu horaysay ayay fursad waxbarasho oo bilaash ah...
IDAACADDA 25-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo