Hay'adda Windle Trust oo ka shaqaysa waxbarashada xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa sheegtay inay xeryahaas ka billowday barnaamijyo cusub oo...
Madaxa imtixaanaadka ee wasaaradda waxbarashadda Puntland Axmed Maxamuud Warsame (Saahid) ayaa Raadiyaha Ergo u sheegay in dugsiyada hoose/dhexe ay tirada gabdhaha...
(ERGO) Maryan Siciid Maxamed oo 18 jir ah, waxay ka mid tahay gabdhaha 10 arday ee ugu sareeya ka galay...
Yuusuf Cabdiraxmaan oo ku jira sannadkii ugu dambeeyay ee waxbarashada heerka koowaad ee Jaamacadda Boosaaso, faraceeda Garowe oo uu ka...
Labo macalin oo ka tirsan barakacaasha deggan xaafadda 15 May ee magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa waxbarasho bilaash...
Labo macallin oo deggan xerada barakaca ee 15 May ee magaalada Burco, ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa si bilaash ah...
Afar iskuul oo degmada Guraceel iyo tuulooyin ka tirsan ku yaal ayaa fursado waxbarasho siiyey 425 carruur ah, kana tirsan...
(ERGO) Afar iskuul oo bixiya waxbarsharasho bilaash ah ayaa fursad siiyey carruuraha qoysaska ku soo cayrtoobay abaarihii ka dhacay Galgaduud...
(ERGO) - Cabdicasiis Cumar oo ah arday 14 jir oo dhiganayay fasalka sideeddaad ee dugsiga hoose/dhexe ee deegaanka Tukeraq ee...
In ka badan 800 oo arday oo wax ka baranayay dugsiyo hoose, dhexe iyo sare oo ku yaalla Tukeraq iyo...
IDAACADDA 24-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo