Dugsiga sare ee magaalada Bacaadweyn waxaa xilligan dhigta 300 oo arday oo 177 ka mid ah ay gabdho yihiin, ardaydaas waxaa kamid ah 21 arday oo subax walba tuulada Margaaga ka yimaada kuwaas qoraxda oo aan soo bixin lug ka soo bilaabi jiray tuulada.
Warbixintan waxaa Garowe ka soo diray Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji










