ERGO- Kontan iyo afar arday oo tan iyo sannadkii 2016 ka baxay dugsiga hoose/dhexe ee dhagoolayaasha ee magaalada Burco ayaa...
Dugsi gaar ah oo ay wax ka bartaan ardayda dhagoolayaasha, oo ku yaalla magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa...
Amb. Maxamed Cabdi Afey oo ah u qaybsanaha arrimaha qaxootiga geeska Afrika hay'adda UNHCR ayaa sheegay in da'yarta xeryaha qaxootiga...
(ERGO) - Boqol iyo labaatan arday oo da’doodu u dhexeyso 7 ilaa 12 sano jir ayaa ku biiray dugsi hoose/dhexe...
Dugsi hoose dhexe oo bilaash ah ayaa laga furay tuulada Xayira oo 80 km dhanka bari kaga beegan magaalada Burco....
(ERGO) Guurka degdegga ah ayaa ka mid ah caqabadaha gabdho badan ka hortaagan inay waxbarashada sii wataan. Iskuulka Cabdalla Deerow...
Guurka degdegga ah ayaa ka mid ah caqabadaha gabdho badan ka hortaagan inay waxbarashada sii wataan. Iskuulka Cabdalla Deerow ee...
Magaalada Buuhoodle iyo deegaanada hoostaga oo ardaydu waxbarashada kaga haraan qoysaskooda oo danyar iyo duruufo kale ayaa dhallinyaro isku tagay...
-ERGO) -Midowga aqoonyahanada Buuhoodle ayaa deeq waxbarasho siiyay ardayda dhameeyey dugsiyada dhexe sanad dugsiyeedka 2017/2018, kuwaas oo aan awoodin inay iska...
Mas'uuliyiinta waxbarashada ee gobolka waqooyi-bari Kenya waxay walaac ka muujinayaan tiro badan oo ardayda gaaray heerka waxbarashada oo aan iskuullada...
IDAACADDA 25-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo