(ERGO) - Siddeetan carruur ah oo ka soojeeda qoysaska barakaca ku ahaa Baydhabo ayaa waxbarashada ka haray saddexdiibilood ee u...
(Ergo) - Wacyigelin dhinaca waxbarashada ah, oo laga sameeyey deegaanka Magaalo-cad oo 6km u jira magaalada Berbera ayaa dhaliyey in...
Dugsi hoose/dhexe oo dhawaan la furay deegaanka Magaalo-cad oo ka tirsan magaalada Berbera ayey caqabad ka heysataa sidii uu u...
Wasiiru dowlaha waxbarashada dowladda federaalka ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle oo wareysi siiyey Raadiyo Ergo ayaa sheegay in kumannaan arday...
Iskuulkan oo afar qol ka kooban, lehna musqulihii, hanaankii biyaha iyo adeegga soolarka oo habeenkii wax iftiimiya, ayaa la daahfuray...
Bulshada tuulada Godod ayay afar sano ku qaadatay in dhistaan iskuul hoose/dhexe oo ay waxbarasho bilaash ka helaan carruurta tuulada...
ERGO - 120 arday oo 75 kamid ah ay yihiin gabdho, ayaa ka faa’iideysanayo saddex iskuul oo bixinayo waxbarasho nooca...
Koox dhallinyaro mutadawiciin ah, ayaa guuleystay in saddex iskuul oo nooca bixiya waxbarashada dadban ay ka hirgeliyaan saddex deegaan oo...
Imitixaankii fasalka afraad ee dugsiga sare ayaa shalay oo isniin ahayd Kenya ka bilowday, Idiris Budul Shuuriye oo ah madaxa...
(Ergo) – Aamina Maxamuud Faarax waa hooyo ay saddex carruur ah oo agoon ah ay u dhigtaan iskuul laga dhisay...
IDAACADDA 24-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo