Ilaa labaatan arday oo ka baxay fasalka shanaad ee dugsiga dhexe ee tuulada Ceel-la-helay ayaan waxbarashada sii wadan karin fasallo...
(ERGO) - Faarax Jaamac Cali, waa arday 20 jir ah oo sanadkii hore ee 2018 dhammeeyay fasalka shanaad ee dugsiga...
Deegaanka ma laha xarun caafimaad, waxayna waalidiinta ay carruurtoda ku daweeyaan biyo lagu kariyo geedka mareerka la yiraahdo, oo ay...
Barnaamijka dhallinyaradan lagu tababaray kaddibna shaqada loogu abuuray oo laga sameeyey degmooyinka Badhan ee gobolka Sanaag, Dangorayo oo Nugaal ah iyo...
Arrintan ayaa timid markii hay'adda LUTHERN WORLD FEDERATION (LWF) oo gacanta ku haysa iskuullada ee xeryaha Dhadhaab ay shaqadii ka...
Arday wax ka baranayey dugsiga hoose/dhexe oo ku yaalla tuulada Huguf oo ka tirsan magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa...
Carruurta qoysas isugu jiro barakac iyo qaxooti oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa helay waxbarasho bilaash. Qoysaska carruurahaan ay ka...
Magaalada Nairobi iyo qeybo kale oo ka tirsan dalka kenya waxaa afartii bilood ee u dambeeyay ka socday olole buugaag...
(ERGO) - Shan boqol oo carruur ah ayaa labadii bilood ee u dambeysay ku biiray dugsiga hoose/dhexe ee deegaanka Kala-bayr...
Dugsiyada waxbarashada ee deegaanka Kala-bayr ee gobolka Sool ayaa laga dameeyaa inuu ka jiro ciriiri badan, kaddib markii qoysaskii ku...
IDAACADDA 24-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo