Tababar ay iska kaashadeen wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo jaamacadda Gaalkacyo ayaa la siiyay dhallinyaro ka qalinjebisay jaamacadaha iyo iskuullada Gaalkacyo...
(ERGO) - Shalay waxaa magaalada Baydhabo ka furmay shir ay isugu imaanayaan wasiirrada waxbrashada ee xukuumadda federaalka ah iyo maamul-goboleedyada,...
Labo sanno kahor, hal gabadh oo keli ah ayaa wax ka dhigi jirtay dugsiyada waxbarashada aas-aasiga ah magaalada Kismaayo. Laakiin...
Cabdirahmaan Maxamed Awaare, waa 18-sano-jir dhigta fasalka saddexaad ee dugsigga sare Ganaane ee magaalada Kismaayo, wuxuu ku fooraraa isku darista...
Ilaa 25 kun oo arday ayaanan u waxbarasho tagin iskuullada ku yaala magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, iskuullada magaaladaasi xiran...
(ERGO) - Ardey kasta oo dugsiyada hoose/dhexe ee ay dowladu maamusho wax ka barta ayaa helaya buugaag bilaash ah oo...
Hay’adda Lutheran World Federation (LWF) oo xeryaha qaxootiga Dhadhaab u qaabilsan dhanka waxbarashada ayaa horraantii bishaan Jannaayo shaqada ka joojisay...
(ERGO) - Labo boqol kow iyo soddon macallin ayay hay’adda Lutheran World Federation (LWF) ka joojisay shaqada macallinimo bishaan Jannaayo....
(ERGO) - Axmed Cabdullaahi Xasan murugo ayay ku noqotay markii uu helay akhbaarta ah in la tuuray natiijadiisii imtixaankii shahaadiga...
In ka badan 160 arday oo wax ka baranayay dugsiyo sare oo ku yaalla xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya...
IDAACADDA 24-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo