Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home SOCIAL

Iskuullada Gaalkacyo oo loo xiray gadood la xiriira kufsiga gabar yar

Radio Ergo by Radio Ergo
February 27, 2019
in SOCIAL, WARBIXINNO MAQAL AH, Waxbarashada
0
blank
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Ilaa 25 kun oo arday ayaanan u waxbarasho tagin iskuullada ku yaala magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, iskuullada magaaladaasi xiran ayaa gaaraya 177 iskuul waxaana xirnaansha goobahan waxbarasho looga gollahaa in dareen lagu  muujiyo habka ardayda iyo macaliminta goobaha waxbarashada ugu xun yihiin kufsigii iyo jirdilkii loo geystay Caa’isha ilyaas aadan.

Axmed Huruuse xaashi Gudoomiyaha waxbarashada Gobolka Mudug oo aanu la xiriirnay ayaanu waydinay sababta schoolada maanta fasaxa u yihiin iyo waxay soo kordhinayso in la xiro goobaha waxbaradshada.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/waraysiga-gudoonka-waxbarashada-sax.mp3

Dhanka kale magaalada Gaalkacyo waxaa wali socda baaritaanada ay wadaan laamaha amaanka ee Gobolka mudug, baaritaankaas oo la xiriira meydki gabar yar oo ahayd 12 jir oo la la’aa oo ugu danbeena meydkeeda laga helay meel aanan sidaa uga fogeen xaafadeeda.

Dhaqaatiirta wali wada  baaritaanada dheecaanka iyo gabadhaasi jirdil ka sokow in la kufsaday. Axmed Diiriye Sugulle oo ka howlgalka Cisbitaalka magalada Gaalkacyo ayaa sheegay in baaritaanka uu cadeenayo in gabahdaasi jirdil iyo kufsiba loo geystay.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/Axmed-diriye-sugule-oo-sax-ah.mp3
Previous Post

IDAACADDA MAANTA ARABACA-27-FEB-2019

Next Post

Mudug: Biyo la’aan ka taagan Hobyo oo barakicisay xoolaleyda deegaanno u dhow

Related Posts

Iskuullo u xirmay dhaqaale la’aata ka jirta Galmudug roob yarida darteed
Beeraha Iyo Xoolaha

Iskuullo u xirmay dhaqaale la’aata ka jirta Galmudug roob yarida darteed

April 14, 2026
Dhadhaab: Danyar ku nool deegaanka Maleelay oo waxbarasho u la’ carruurtooda, macallimiin yari awgeed
Wararkii u Danbeeyay

Dhadhaab: Danyar ku nool deegaanka Maleelay oo waxbarasho u la’ carruurtooda, macallimiin yari awgeed

March 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Bay: Waxbarasho la’aan soo wajahday carruurta qoysas ka barakacay roob yarida

March 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas uu ka istaagay kab dhaqaale oo nolol xumo ku wajahaya Dhuusamareeb

February 12, 2026
Baydhabo: Arday waxbarasho la’aan noqday markii uu dab baabi’iyay iskuulkooda
Wararkii u Danbeeyay

Baydhabo: Arday waxbarasho la’aan noqday markii uu dab baabi’iyay iskuulkooda

January 12, 2026
Carruurta qoysas soo barakacay oo waxbarasho la’aan ku wajahaya Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Carruurta qoysas soo barakacay oo waxbarasho la’aan ku wajahaya Gaalkacyo

November 19, 2025
Next Post
Xoolo-dhaqatada Waqooyi-bari Kenya oo abaarta uga hayaamaya deegaannadii ay bilo ka hor u hayaameen

Mudug: Biyo la’aan ka taagan Hobyo oo barakicisay xoolaleyda deegaanno u dhow

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 04-MAY-2026

IDAACADDA 04-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 04-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-MAY-2026
May 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-MAY-2026
May 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-MAY-2026
May 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-MAY-2026
May 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-APR-2026
April 30, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo