Inka badan 200 oo arday ayaa ka faa’iideysanaya, oo wax ka baranaya dugsi sare oo cusub oo dhawaan looga furay deegaanka Duruqsi ee gobolka Togdheer.
Furitaanka dugsigan sare ayaa waxay ardaydan kaga maarmeen in ay waxbarashada dugsiga sare u aadaan meel ka baxsan deegaankooda, iyagoo markii hore wax ka baran jiray dugsi sare oo ku yaalla degmada Balli-dhiig.
Ilyaas Cabdi Cali ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.









