Magaalada Buuhoodle iyo deegaanada hoostaga oo ardaydu waxbarashada kaga haraan qoysaskooda oo danyar iyo duruufo kale ayaa dhallinyaro isku tagay waxay ardaydan u aruuriyeen lacag ay waxbarashada kaga bixin doonaan inta ay dhiganayaan dugsiga sare.
Warbixintan waxaa Buuhoodle ka soo diray Khadar Cawl Ismaaciil.










