Gudiga gurmadka abaaraha ee degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa ka digaya xaaladda abaareed ee ka sii daraysa ee ka...
Roobab lixaad leh oo sadexdii maamlmood ee la soo dhaafay ka da’ayey qaybo ka mid ah gobolka Nugaal oo watay...
Biyo yaraan aad u daran ayaa saameyn ku yeelatay caafimaadka dadka ku nool deegaan ka tirsan gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo...
Cabdiraxmaan Xaaji Cawad oo ka mid ah xoolo-dhaqatada ku nool tuulada Laq-laajis, oo 50 km dhanka koofureed kaga beegan magaalada...
Dadka ku nool tuulooyin dhawr ah oo hoos yimaada magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay ka jiraan...
In ka badan 85 deegaan oo ka tirsan gobollada uu ka arrimiyo maamulka Puntland ayaa laga soo sheegayaa inay ka...
Saddex carruur ah ayaa lagu soo warramayaa inay harraad iyo gaajo ugu geeriyoodeen miyiga deegaanka Buq-Koosaar oo 55 KM dhinac...
Go’aan ka soo baxay wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda maamulka Puntland ayaa lagu soo saaray digreeto madaxweyne taasoo ku saabsan...
Abaarta iyo biyo la’aanta ka jirta deegaannada xeebaha bari ee Puntland ayaa saamayn ku yeelatay dad ka badan seddex boqol...
Raxan daanyeero ah ayaa lagu soo waramayaa iney dad ku weerareen tuulada Yaaqle oo ka tirsan deegaanka Ceelcade ee Gobolka...
IDAACADDA 28-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo