Biyo yaraan ayaa laga soo sheegayaa ilaa 10 tuulo oo hoos timaadda magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii...
Photo | haween biyo doon ah/sawir/Diirshe Haraad iyo biyo yaraan daran ayaa heysta boqollaal qoysas ah oo ku nool degmada...
Waxaa maalintii labaad hakad ku jira isticmaalka buundada degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo, kadib markii roobab xooggan oo ka da`ay...
Qoysaska ka barakacay fatahaaddii toga magaalada Baardheere dhex mara uu geystay ayaa wajahaya cunno yaraan, kadib markii sidoo kale daadadkaasi...
Kalluumaysatada magaalada Beldweyne ayaa waxaa saamayn ku yeeshay fatahaaddii dhowaan uu sameeyay webiga Shabeelle, taasoo la tagtay dhammaan shabaagadihii ay...
Maxamed Axmed Bootaan oo ku nool goobolka Sanaag oo iskiis isku xilqaamay ayaa sheegay in uu guul ka gaaray joojinta...
Fatima Jibriil ayaa noqotay hogaamiyaha ilaalinta deegaanka Afrika ee sanadkaan 2014 loo aqonsaday, kulan Nairobi lagu qabtay ayaa lagu soo...
Deegaanka Binna waxay leedahay deked kaluumaysi, waxayna ka mid tahay degaanka wax soo saarka badda qaniga ku ah ee Guunbax...
Maamulka Puntland ayaa bishii Agoosto ee sanadkan dib u soo nooleeyey qorshe hore loo go’aamiyey balse waxba ka hir-geli waayeen...
Sideed kun oo qoys oo ku sugan gudaha degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa waxaa haysta duruufo nolaleed oo ay...
IDAACADDA 28-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo