Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Kalluumaysatada deegaanka Binna ee gobolka Bari oo ka cabanaya jariif

Radio Ergo by Radio Ergo
November 6, 2014
in Masiibooyinka
0
Kalluumaysatada deegaanka Binna ee gobolka Bari oo ka cabanaya jariif

Keydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDeegaanka Binna waxay leedahay deked kaluumaysi, waxayna ka mid tahay degaanka wax soo saarka badda qaniga ku ah ee Guunbax oo ka tirsan degmada Baargaal ee gobolka Bari, kalluumaysatadda kunool ayaa sheegaya in doonyo jariif ahi ay banaanka uga soo saareen hawlahoodii jilaabasho, doonayahaas kallumaysi oo wata shatiyo ay ku astaysan tahay dawlad goboleedka Puntland, waxay kalloo wataan doonyahaani ilaalo Soomaali ah oo aad u hubaysan.

Faarax Axmed Jaamac waa kaluumayste degaanka Binna ku sugan ayaa Ergo u sheegay in doonyo kooban oo ay haystaan ay ku nool yihiin guud ahaan dadka deegaanka, haddana dhibaato badan baa na haysta, shabakadihii ayaa nala ka jar jaray, xabad ayey nagala daaleen, boqolaal doonyood ayey ka badan yihiin waxayna wataan rag hubaysan ilaa 10 ka mid ah kalluumaysatadana waxay u geysteen dhaawacyo iyagona wata donyo aad u casri ah, waxayna noo sheegayaan inay wataan shatiyo kalluumaysi oo ay ka soo qaateen maamulka Puntland.

Kalluumaysatada ayaa sheegay inay heeleen kaadhadhkii aqoonsi ee maraakiibta shisheeye ee ladagaalanka argagixisada heleen, aysanse wax uga tarayn doonyahaan hubaysan oo khatar geliyey nolosha kalluumaysatadda, doonyahana waxaa leh Iraaniyiin iyo Yemeniyiin badidooda.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraddka badda ee Puntland Maxamuud Maxamed Cali Gablax ayaa isagu Ergo u sheegay inaysan jirin cid Puntland sharci siisay, warqadaha ay wataanna waa been abuur, hadda ayaan wadnaa xog ururin, waxaanan ogaanaynaa dadka wata doonyaha iyo meelahay ka kalluumaystaan.

Wasiirka ayaa ku eedeeyey dhibaatadda jariifka ganacsatadda Soomaalida oo iyagu ah kuwa been abuurka u samaynaya doonyahan shisheeye.

Mid ka mid ah odayaasha deegaanka ayaa sheegay in dhinaca badda hawlahoodii istaageen, “annigu waxaan lahaa saxiimad doon ayaa dusha ka martay oo burburisay, waxayna jar jartay shabaqii aan lahaa, haddaan doonyahaas wax laga qabanna xaaladdu waa ka sii daraysaa.”

Haddii ay sii socoto dhibaatadan waxay keenaysaa shaqo l’aan soo wajahda dhallinyarta, ayuu  Ergo u sheegay mid ka mid ah dhaliyaradda deegaanka oo magaciisa ku soo koobay Cabdiraxmaan, “dhalinyarada deegaankaani wax kale ma yaqaaniin, iskuulo ma lahan deegaanku, xirfad kalena lagama barto, keliya hawlaha jilaabasho oo ah xirfado ay ka dhaxleen aabayaashood ayaa u ah xirfadda keliya ay yaqaaniin, baddiinna ma geli karaan oo niman hubaysan ayaa xeebtau taagan.”

Puntland ayaa sheegtay inay waddo qorshe ay ku xoojinayso ciidamadda badda si looga hor tago kallumaysiga sharci daradda ah, oo dhibka ugu bandanna ka jiro goobta labadda badood isaga darsamaan ee Raas Casayr, Olog iyo Daamo oo ah fadhiisin kalluunku nasto, waana meesha hadda noo qorshaysan inaan dejino ciidamo wax ka qabta kalluumaysiga sharci daradda ah.

Khadra

Previous Post

Dad uu soo ritay shuban biyoodka oo la jiifiyay isbitaalka Kismaayo

Next Post

BIYAHA BERKADAHA OO NADAAFADDOODA LAGA DAYRINAYO.

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
BIYAHA BERKADAHA OO NADAAFADDOODA LAGA DAYRINAYO.

BIYAHA BERKADAHA OO NADAAFADDOODA LAGA DAYRINAYO.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo