Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Nin ku guuleystay joojinta xaaluf ka jiray Sanaag

Radio Ergo by Radio Ergo
November 24, 2014
in Masiibooyinka
0
Nin ku guuleystay joojinta xaaluf ka jiray Sanaag
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMaxamed Axmed Bootaan oo ku nool goobolka Sanaag oo iskiis isku xilqaamay ayaa sheegay in uu guul ka gaaray joojinta jarista iyo dhuxuleynta dhirta qoyanqaar ka mid ah deegaannada ee gobolkaas.

Maxamed Axmed Boostaan oo muddo ka badan 10 sano u ololaynayey arrimaha deegaanka oo wareysi siiyey Radaayaha Ergo ayaa sheegay inay ku guulayteen in dhul dhan 350 KM oo isku weer ay inay ka saaraan 502 laba qof oo ka shaqayna san jiray gubista dhirta kadib markii ay cabsasho ka timid dadka xoolo dhaqata ah oo sheegay in deegaanka ay ka socoto xaalufin.

Maxamed ayaa sheegay in markii ay arkeen dhibaatadda haysata noloshoodii ay isu taageen iyagoo kaashaday dhammaan qayabaha bulshada ee deegaanka  oo isugi jiray dumar iyo rag dhaqaalaha iyo xooggabana ay iyagu bixiyeen. “Markii hore waxaan samaynay qiimayn ku aadan heerka dhibaatada lagu hayo dhirta kadina waxaan samaynay wacyi galin si aan dadka uga dhaadhicinpo dhibaatada ka dhala karta xaalufinta deegaanka maadaama xoolo dhaqato aan nahay,” ayuu yiri.

Maxamed Axmed Boostaan ayaa Ergo u sheegay in mudadii 10 sano ahayd ee ilaalinta deegaanka uu waday ay ku dhinteen 18, kuwa kale ay ku dhaawacmeen halka asaga laftiisa uu la kulmay xariig u xirnaa bishii Sebteembar 2007, kadib markii lagu eedeeyey in dagaalka u wado uusan ahayn mid dhawrista deegaanka balse ay arrimo kale jiraan, hawsha joojinta xaalufka ayuu sheegay inay marar badan abuurtay xaaladdo amaan darro, bulshaduse ay markii dambe ka gudbeen caqabadihii kana midoobeen ilaalinta deegaanka, Maxamed ayaa ka mid ah dadka gacanta wanaagsan ku siiyey Fatima Jibriil oo ah haweenayda Africa wakhtigaan u qaadatay abaalmarinta ilaalinta deegaanka.

Wuxuu intaa ku daray in wali ay xaalufinta deegaanka ka socoto  dhanka dhulka xeebaha ee Boosaaso iyo Laasqoray kaasoo gaaray 120 KM iminka ay ku hawlan yihiin sidii ay wax uga qaban lahaayeen.

Maxamed Axmed Bootaan ayaa sheegay in arriintan ololaha dhawrista deenaaka uu si mutadawacnimo ah u billaabay sanadkii 2004 asagoo sheegay in isku duubniada bulshada lagu gaaro guul iyo hormar sida hadda aan ugu guulaysnay in gabi ahaanba aan joojinyo xaalufinta deegaanaka.

Waxaan soo jeedinayaa in qofkasta oo Soomaali ah uu uu ku dedaalo in uu ilaaliyo dhirta.

Maxamed Hasan

Previous Post

XAALADDA MACALIMIINTA GOBOLKA GEDO

Next Post

Kalluumaysatada Beledweyne oo ay saameysay fatahaadda

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Kalluumaysatada Beledweyne oo ay saameysay fatahaadda

Kalluumaysatada Beledweyne oo ay saameysay fatahaadda

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo