Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Roob khasaaro geystay oo ka da’ay Puntland

Radio Ergo by Radio Ergo
October 6, 2014
in Masiibooyinka
0
Roob khasaaro geystay oo ka da’ay Puntland

Keydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Roobab lixaad leh oo sadexdii maamlmood ee la soo dhaafay ka da’ayey qaybo ka mid ah gobolka Nugaal oo watay qabow iyo daadad ayaa khasaaro gaarisiiyey dadka reer miyiyig ah ee ku nool deegaanno dhawr ah.

“Waxaan lahaa 700 oo neef oo ari ah 650 waxay ku le’deen roobabki da’ay maalmihi jimici, sabtidi iyo axaddii hadda waxaa ii haray waa 50 neef oo kali ah oo aad u liita, waxaana laayey qabowga roobabka iyo daadad is wata sidaa waxaa sheegay.” Cabdi Faarax Yuusuf oo ka tirsan xoolo dhaqatada deegaanka Uus-kure oo180 km dhanka barriga ka xigta Garoowe.

Hay’adda maaraynta Masiibooyinka ee maamulka Puntland ayaa ugu baaqaday dadka reer miyiga ah ee jooga dhulka godan inay ka guuraan oo ay raadsaan goobo dugsoon oo ay ku badbaadi karaan dadka iyo xoolaha, maamdaama laga cabsi qabo inay sii socdaan ilaa axadda danbe roobakan bilowga ah, waxanya wataan qabaow iyo daadad  sida ay sheegayso saadaasha.

Cabdiraxmaan Cayrow oo ah maareeyaha hay’adda HADMA , ayaa Radio Ego u sheegay in gobollada Nugaal, Bari, Karkaar iyo Sanaag ay ka da’ayaan roob xooggan oo waxyeello u gaysan kara xoolo dhaqatada jooga dhulka godon sidaa darteed dadka waxaan uga digeynaa inay ka fogaadaan meel kasto oo dhibaato ka imaan karto ayna raadsadaan goobo gabbaad ah oo ay ka galaan roobka iyo meelo taag ah kana baxaan toggagga.

Wuxuu sheegay in wali aysan hayn warbixin dhammaystiran oo ku saabsan khasaaraha ay gaysteen roobabka bilowday Jimici balse wuxuu tilmaamay inay yihiin kuwa heerka ay ku socdaan uu yahay mid ka sareeya intii horay loo saadaaliyey.

Cabdiraxmaan Cayrow ayaa sheegay in roobka ka da’ay Qardho iyo nawaaxigeed u gaystay khasaare oo daadadku ay la tageen xoolo fara badan inkastoo wali aan laga helin macluumaad dheeri ah.

Cabdi Faarax Yuusuf ayaa sheegay in deegaanka Uus-kure ay ka mid tahay deegaannadi ay duufaantu ka dhacday sanadkii 2013, Caadiyan markay xooluhu soo maraan abaar kulul ayaa marka uu roob xooggan da’o ay le’daan, guud ahaan Soomaaliya kama di’in roobbakii gu’ga taasoo keentay in ay dhacdo abaar aad u kulul oo saamaysa dadka iyo duunyada roobka hadda curtay waa kii dayrta oo si wayn loo sugaayey walina  kama curan qaybo ka mid ah dalka.

Cabdiraxmaan/FO

Previous Post

GAROOWE: 20 TUULO OO LOO TABABARAYO ADEEGAYAAL CAAFIMAAD

Next Post

Xaaladda dadki ka barakacay Saaxdheer oo laga dayrinayo

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Xaaladda dadki ka barakacay Saaxdheer oo laga dayrinayo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo