Deegaanno hoostaga degmada Doolow ee gobolka Gedo. ayaa laga soo sheegayaa in xilligan ka jiraan abaaro ba,an oo saamayn ku...
Qoysas dhowr ah ayaa ku qasbanaadey inay ka qaxaan guryahooda oo jiinka webiga ku yeel kadib markii webiga Shabelle uu...
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ayey degamda Baardheere 24kii saac ee la soo dhaafay ayaa togagii biyo ay soo rogeen...
Waxaa dhawaanahan ku soo badanayay deegaanka widhwidh oo ka tirsan degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer dhalinyaro dhuxul ka shidaysa goobaha...
Inta la xaqiijiyey toddoba ruux ayaa ugu geeriyooday harraad tuulooyinka Labidagase iyo Cadaad oo ka tirsan degmada Matabaan ee gobolka...
Deegaannada Puntland ayaa u diyaar garoobaya tijaabada biyo-xireenno lagu kaydin doono biyaha roobka, si looga boxo baahida dad badan u...
Degmada Boocame oo 78km ka xigta koonfur bari xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ayaa qaybaha bulshada deegaanku u qalab qaateen...
Boqolaal qoysas xoolo-dhaqato ah oo haraad ba’an ku heysto tuulooyinka ku xeeran degmooyinka Ceelwaaq iyo Baardheere ayaa helaya biyo lacag...
Boqolaal dad reer guuraa ah iyo xoolahooda ayaa haraad daran ku heystaa miyiga gobolka Galgaduud xilli jilaalku uu bilow uun...
Xirmaysiga dhulka oo sanadihii dambe aad ugu soo korortay deegaanada Ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ka dhashay...
IDAACADDA 28-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo