Boqollaal qoys reer guuraa ah oo ku nool tuulooyin ka tirsan degmooyinka Ceelwaaq iyo Baardheere ee gobolka Gedo ayaa harraad...
Ayax tiro badan ayaa ku habsaday deegaannada hoos yimaada gobollada Salal, Awdal iyo Saaxil, sida ay sheegeen maamulka iyo qaar...
Bulshada rayidka ah ee Puntland ayaa bilaabay shirar dib loogu fiirinayo xeer qabyo ah oo loo dhisayo deegaanka, sidoo kale...
Labo qof ayaa siyaabo kala duwan ugu dhintay fatahaada webiga Shabelle ee kala xirtay degmada Jowhar iyo tuulooyinka ku dhow...
Dadka Jowhar oo ku guulaystay shan bilood kadib inay xiraan buqdii webigu ka fatahayey iyadoo mudo ku dhawaad shan bilood...
Ugu yaraan labo qof ayaa dhintay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku qallibantay Axaddii webiga Shabeelle ee degmada Jowhar. ...
Daadadka ayaa ku soo rogmaday deegaanka Ceel-huur oo qiyaastii konton Km dhinaca koofureed uga beegan dagmada Hobyo ee gobolka Mudug....
Tan iyo bishii Sebtembar ayaa waxaa isasoo taraya khasaaraha ay geysanayaan biyaha fatahaadaha wabiga shabeelle ee hareeyay qeybo ka mid...
Togagga waaweyn ee Dur-dur iyo Buuraan oo jihooyinka bari iyo koonfur ka xiga degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa u...
Gobbollada Jubbooyinka gaar ahaan gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya waxa uu ka mid yahay goobaha ay ka jiraan dhibaatooyinka...
IDAACADDA 28-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo