Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Biyo-la’aan ka jirta tuulooyin ka tirsan Gedo

Radio Ergo by Radio Ergo
February 3, 2014
in Masiibooyinka
0
Biyo-la’aan ka jirta tuulooyin ka tirsan Gedo

Sawir/Kaydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Boqollaal qoys reer guuraa ah oo ku nool tuulooyin ka tirsan degmooyinka Ceelwaaq iyo Baardheere ee gobolka Gedo ayaa harraad daran heysta xilli jiilaalka uu bilow uun yahay.  Weriyaha Ergo ee gobolka wuxuu sheegayaa in ceelashii biyaha iyo warahaba ay gureen maaddaama biyo badan aysan gelin xilligii deyrta oo uu roobku aad u yaraa.

Tuulooyinka Takar,Faafax-dhuun, Gerilley, Garsaal, Warxool, Dibiriq, Dheenle, Burcalaan,Dhaso iyo War Gaduudo ayaa harraadka ugu daran laga soo sheegayaa. Dadka reer guuraaga ah ee tuulooyinkaas ku noolna waxay hadda ku nool yihiin biyo laga soo dhaamiyo dhul ka fog 60km oo iib ah.

Laakiin biyaha iibka ah qof walba ma gadan karo maaddaama fuustada biyaha hadda la iibiyo 100,000 oo shilinka soomaaliga ah.  Xasan Muude oo ka mid ah odayaasha tuulada Dibiriq oo 35 km dhanka koofureed uga beegan Ceelwaaq ayaa sheegay in fuustada biyaha horey loo iibin jiray 20,000 oo keli ah kahor inta aysan biyo yaraantu bilaaban horaantii Janawari. “Dadku aad bay u ooman yihiin waxayna halis ugu jiraan in ayba harraad u dhintaan,”  ayuu yiri Xasan.

Qaar ka mid ah dadka tuulooyinkaas ku noolaa ayaa hadda u guuraya dhulka webiga ku dhow iyo magaalooyinka biyaha laga heli karo. Dadka deegaanka qaarkoodna jidka weyn ee Ceelwaaq iyo Baardheere isku xira ayey tuban yihiin iyaga oo biyo weydiisanaya gaadiidka jidka ku safraya. Iglan Cabdikariim oo ah hooyo 42 sano jir ah oo shan carruur ah leh waxa ay leedahay biyo hana lagu soo deg dego.

Axmed Cumar Saalixi/MR/FM

Previous Post

Saddex qof oo cudur aan la aqoonsan ugu dhintay Gedo

Next Post

70 qoys oo qaxooti oo Ceelwaaq ku noqday

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

70 qoys oo qaxooti oo Ceelwaaq ku noqday

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-APR-2026

IDAACADDA 22-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo