Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Odayaasha tuulada Widhwidh oo xir xiray dhallinyaro xaalufinaysay deegaanka

Radio Ergo by Radio Ergo
May 8, 2014
in Masiibooyinka
0
Odayaasha tuulada Widhwidh oo xir xiray dhallinyaro xaalufinaysay deegaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blankWaxaa dhawaanahan ku soo badanayay deegaanka widhwidh oo ka tirsan degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer dhalinyaro dhuxul ka shidaysa goobaha kaymaha ah ee ku xeeran deegaankaas
Guddida magaalada ayaa bilaabay sidii dhalinyarada looga joojin laahaa xaalufinta ay ku hayaan deegaanka, dhalinyaradani waxay soo bandhigeen jawaano ay ku jiraan dhuxul laga gubay deegaanka oo tiro badan.
Sheikh Cabdiraxmaan Ciise Mire oo ka mid ah culimadda deegaanka ayaa Ergo u sheegay in lajaro dhirta inay tahay denbi, aysana banaynayn shareecadu, waayo dhirta waxaa ku nool dad iyo noole kale oo badan.
Oday Ibaarhim Axmed Kuutiye oo kamida xoolodhaqatada deegaanka Widhwidh ayaa yidhi  isaguna “Dhibaato xoogan ayaan kala kulanaa jarida dhirta, taas oo goobo badan oo ku yaala deegaanka haatan marayaan in ay isu badalaan dhul xaaluf ah, xoolihiina ay waayaan wax ay daqaan.
Sheikh Cabdiraxmaan ayaa sheegay inay iyagoo is kaashanaya aay gubeen dhuxul la soo shiday oo diyaarsanayd, ayna aadeen goobo godad ah oo ku yaalay dhulka hawdka ah, lagana shido dhuxusha ayna soo burburiyeen,saddex god,  waxayna qabteen laba qof oo iyagu ahaa kuwii dhuxusha shidayey, kuwaasoo hadda ku xiran saldhiga.
Maamul adag oo aan ka jirin deegaanka ayaa ah dhibaatada ugu daran ee hor taagan wax ka qabashada xaalufku, iyagoona odayaasha deegaanku soo saarayaan amaro ay ku sheegeen inay la xiro gaarigii iyo cidii lagu qabto ganacsiga dhuxusa iyo xaalufinta deegaanka
Jarista dhirta laga shido dhuxuso si loo iib geeyo ayaa ahayd dhibaato haysata guud ahaan deegaanka Soomaaliya.
Olol
Previous Post

Dad harraad ugu geeriyooday Gobollada dhexe ee Soomaaliya

Next Post

Baardheere: Duruufo haysta 1,500 oo qoys oo guryahoodii ay daadad ka barakiciyeen

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Baardheere: Duruufo haysta 1,500 oo qoys oo guryahoodii ay daadad ka barakiciyeen

Baardheere: Duruufo haysta 1,500 oo qoys oo guryahoodii ay daadad ka barakiciyeen

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-MAY-2026

IDAACADDA 22-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-MAY-2026
May 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18 MAY 2026
May 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo