Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Dad harraad ugu geeriyooday Gobollada dhexe ee Soomaaliya

Radio Ergo by Radio Ergo
April 30, 2014
in Masiibooyinka
0
Dad harraad ugu geeriyooday Gobollada dhexe ee Soomaaliya

Kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Inta la xaqiijiyey toddoba ruux ayaa ugu geeriyooday harraad tuulooyinka Labidagase iyo Cadaad oo ka tirsan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, siday sheegeen odayaasha iyo samafalayaasha deegaankaas u ambabaxay kana tegey magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, iyagoo u socday si ay usoo ogaadaan xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta deegaannadaasi.

Nabad-doon Cabdi Xaashi oo ka mid ah dadka deegaanka  ayaa Ergo u sheegay: “Col badan waan arkay, abaarna waan arkay, dhibaato adduunna waan arkay,  cayr badan waan arkay, waxaan sheegayaa in dhibatada halkaa ka jirta  oo xanuunka badan, oo biyo la’aanta ah ay u dhinteen 7 ruux, waana mid kasii daraysa, haddii aan gurmad degdeg ah lala gaarinna, dad badan oo kale ay harraad u dhimanayaan, waxaan ku baaqyayaa in dadkaa loo gurmado oo fadhiga laga kaco.

Ugaas Xasan Ugaas  Maxamed Ugaas Nuur oo ka mid ah hoggaanka dhaqanka ee deegaanka ayaa dhankiisa wuxuu qayla dhaan u diray dowladda Soomaaliya isagoo Ergo u warramaya wuxuu yiri:

“Waxaa ka jira deegaannadan waa xaqiiq, dadkii shalay aan dirnay waxay sheegeen, duunyo iskaba dhaaf, dadkii ayaa dhimanaya, marka ganacsatada gudaha iyo dibadda waxaan ka codsaneynaa in aad gurmad gashaan si loo gargaaro dadkaas dhibban.

Deegaannada harraadku ka jiro ayaa ah inta u dhexaysa Balanbal, Matabaan, Gerijir ilaa xuduudda fog ee Itoobiya. Xilli roobaadkii guga oo aan weli waddanka ka di’in ayaana ah tan keentay inay guraan dhammaan goobihii biyaha laga heli jiray.

Maxamuud Cismaan/ MH

Previous Post

Shuban biyood ka dillaacay Galgaduud

Next Post

Odayaasha tuulada Widhwidh oo xir xiray dhallinyaro xaalufinaysay deegaanka

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Odayaasha tuulada Widhwidh oo xir xiray dhallinyaro xaalufinaysay deegaanka

Odayaasha tuulada Widhwidh oo xir xiray dhallinyaro xaalufinaysay deegaanka

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo