Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Saddex carruur ah oo harraad ugu geeriyootay miyiga Buq-Koosaar

Radio Ergo by Radio Ergo
September 22, 2014
in Masiibooyinka
0
Saddex carruur ah oo harraad ugu geeriyootay miyiga Buq-Koosaar

Photo|Sawir/Keyd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSaddex carruur ah ayaa lagu soo warramayaa inay harraad iyo gaajo ugu geeriyoodeen miyiga deegaanka Buq-Koosaar oo 55 KM dhinac galbeed kaga beegeen magaalada Belewayne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha deegaanka Buq-koosaar Macallin Aadan Maxamed ayaa raadiyaha Ergo u sheegay in saddexda carruurta ah ay harraad u geeriyoodeen kadib markii uu jabay muddo ka hor ceel biyood ay dadka iyo duunyadu ka cabi jireen oo ku yaalla deegaanka taasoo keentay in biyo la’aani dhacdo.

Waxaa degaanka Buq-koosaar laga cabaa biyo ganacsi oo ay booyado ka keenaan deegaanka Ceel-dheer oo 15 km u jira Buq-koosaar, halkii fuusto waxaa la iibiyaa 350 kun oo shilin Soomaali ah mana awoodaan dadku inay gataan waayo xooluhu suuq maleh oo abaaraha ayaa saameeyey sidaa waxaa Ergo u sheegay Macallin Aadan.

Guddoomiyaha ayaa yiri “Qoysas gaaraya 35 ayaa u barakacay magaalada Beledwayne kuwaasoo ku biiray xeryaha ay ku jiraan dadka barakacay si ay u helaan nolol dhaanta midda ka jirta Buq-koosaar iyo nawaaxigeeda, carruurta geeriyootay ayaa ku sugnaa miyiga Buq-koosaar waxaana jira dad badan oo la ila daran gaajo iyo harraad waayo dadka ma haystaan cunno, biyo, adeeg caafimaad ma jiro wax gargaar ah oo ay heleen.

Macallin Aadan ayaa ka dalbaday hay’adaha samafalka inay caawimaad deg deg ah la soo gaaraan dadka ku nool deegaanka Buq-koosaar  iyo nawaaxigeeda haddii kale xaaladda ayaa ka sii daraysa oo dadku gaajo iyo harraad  ayay u dhimman karaan.

Maxamed Cismaan Makaraan/FO

Previous Post

FAAFAX-DHUUN: SEDEX CARRUUR AH OO SHUBAN U GEERIYOOTAY

Next Post

TIRADA GABDHAHA KA HARA TACLIINTA OO SII BADANAYSA

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
TIRADA GABDHAHA KA HARA TACLIINTA OO SII BADANAYSA

TIRADA GABDHAHA KA HARA TACLIINTA OO SII BADANAYSA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo