Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Puntland oo hakisay jillaabashada aargoosatada muddo lix bilood ah

Radio Ergo by Radio Ergo
September 18, 2014
in Masiibooyinka
0
Puntland oo hakisay jillaabashada aargoosatada muddo lix bilood ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankGo’aan ka soo baxay wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda maamulka Puntland ayaa lagu soo saaray digreeto madaxweyne taasoo ku saabsan joojinta kalluumaysiga aar-goosatada, go’aankaan ayaa ka bilaamanaya 1da bishii Luuliyo ee ina dhaaftay ilaa laga gaarayo bisha Janaayo ee sanadka 2015-ka.

Agaasimaha wasaaradda Kalluumaysiga Puntland Cabdiwaaxid Maxamed Xirsi Joocaar oo Ergo uga waramay, wuxuu sheegay in sababta ay u joojiyeen ay tahay in la dhowro tarankeeda maadama ay riman tahay aargoosatadu  bisha Sibtember ilaa janaayo.

“Qorshahayagu wuxuu yahay in wax la tashiilo oo la kobciyo dhaqaalaha soo gelaya guud ahaan dalka gaar ahaana ganacsatada iyo kalluumaysatada, waxaa Aar-goosato la dhoofin doonaa janaayo ilaa Abril sanad walba.” Ayuu yiri Joocaar.

Maxamed Salaad oo ka tirsan kaluumaysada degmada Eyl ayaase isagu go’aankaan ka muujiyey walaac.

“Dad badan ayaa ku nool Aar-goosatada wax kaleba ma haysano, waxaan ka biilnaa dadkii duufaantu baragkicisay noloshayada oo idil baa ku tiirsan.” Ayuu yiri Maxamed Salaad oo ka mid ah Kalluumaysatada degmada Eyl, wuxuu intaas ku daray in ay tani ay dhalinyarada ku dhiiri-gelin karto falal burcad-badeednimo iyo tahriib.

Agaasimaha Kalluumaysigu wuxuu isna arrintaas kaga jawaabay in qiimaha Aar-goosatada Soomaaliya uu hoos u dhacay markii la waayey dad aqoonteeda leh oo soo daba iyo suuqgeyn wanaagsan oo dunida looga sameeyo. Wuxuu intaas ku daray in aar-goosatada Soomaaliya ay tahay tii loogu jeclaa dalalka carabta, isagoona intaas raaciyey in garoomadda iyo dekedaha lagu qabanayo cidii lagu arko iyadoo dhoofinaysa aargoosato.

Abdirahmaan

Previous Post

Saddex qof oo gaajo iyo harraad ugu geeriyootay Ceel-waaq

Next Post

FAAFAX-DHUUN: SEDEX CARRUUR AH OO SHUBAN U GEERIYOOTAY

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
FAAFAX-DHUUN: SEDEX CARRUUR AH OO SHUBAN U GEERIYOOTAY

FAAFAX-DHUUN: SEDEX CARRUUR AH OO SHUBAN U GEERIYOOTAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo