(ERGO) - Beeraleyda gobollada Shabeellaha Hoose iyo Dhexe ee koonfurta Soomaaliya ayaa iska kaashaday sidii biyo ay beerahooda ku waraabsadaan...
(ERGO) - Toddobo qof ayaa lagu la'yahay jasiiradaha Raas-kambooni, Madhawa iyo Luula, oo ay ka dhaceen duufaanno Talaadadii 25 Jannaayo...
(ERGO) - Boqollaal qof oo danyar ah kuna nool Muqdisho iyo hareeraheeda ayaa shaqo-abuur ka helay soo ururinta biraha duugoobay...
(ERGO) - Axmed Jaamac Dhoodi iyo sagaalkiisa carruurta ah waxay ku wareegeen qol yar oo ka sameysan alwaax iyo jiingad 17-kii...
(ERGO) - Khaliif Faarax Shuuriye oo tobankii sano ee la soo dhaafay la noolaa cudurka HIV/AIDS wuxuu wajahayaa duruufo-nolooleed oo...
(ERGO) - Xoolo-dhaqato biyo-yari wajahayay oo ku nool deegaanka Kaalmoole oo hoostaga degmada Jarriiban ee gobolka Mudug ayaa hadda ka...
(ERGO) - Cabdiwaaxid Maxamed wuxuu cashar xanuun badan ka bartay abaartii 2016-17 oo uu ku wayay 350 neef oo ari...
(ERGO) - Boqollaal xoolo-dhaqato ah oo ka soo jeeda deegaannada ay abaaruhu ku dhufteen ee Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa u...
(ERGO) - Raxmo Mayow Cabdi iyo labadeeda carruur ah oo labo jir iyo shan jir kala ah waxay tan iyo...
(ERGO) - Boqollaal qoys oo ka soo barakacay biyo-yari ka jirta deegaannadood oo ku yaalla Dowlad-deegaanka Soomaalida ayaa u soo...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo