(ERGO) - Faadumo Cabdullaahi Xuseen oo 21 jir ah waa qofka keliya ee uu qoyskeeda ku tiirsan yahay hadda. Waxay...
(ERGO) - Sakariye Barre Maxamuud wuxuu kireystay labo qol oo jiingad ah oo ku yaalla xaafadda Bangala ee degmada Deyniile....
(ERGO) - Cabdi Guhaad Axmed oo 62 jir ah ma uusan filayn inuu ku biiri doono xero barakac ah markii...
(ERGO) - Ardayda dugsiyada sare ee xeryaha qaxootiga Dhadhaab ayaa billaabay in ay wax ku bartaan qalab cusub oo u...
(ERGO) - Xasan Cabduqaadir Axmed oo ah 12 jir wuxuu ku faraxsan yahay in iskuulkiisa oo ku yaalla kaamka Haddii-la-yaabo-Yaasiinka...
(ERGO) - Shariif Ibraahim Xuseen oo leh ganacsi yar waxaa u fududaatay maareynta nolosha qoyskiisa oo deggan xero barakac oo...
(ERGO) - Cali Cabdi Axmed oo ah xoogsade nolol-maalmeedkiisa ka soo saarta dhismaha guryaha ee magaalada Gaalkacyo, wuxuu shaqo-la’aan yahay...
(ERGO) - Qoyska Ismaaciil Xaaji Yuusuf oo uu dab ka baabi’iyay gurigooda, waxaa hoy u ah tan iyo siddeedii bishii...
(ERGO) - Yuusuf Muuse Wacays wuxuu billaabay inuu dib u diyaarsado beertiisa oo abuur ay ugu dambeysay bishii Oktoobar ee...
(ERGO) - Luul Maxamed Sabriye oo beer ku leh tuulada Goobweyn ee gobolka Jubbada Hoose waxay niyad-jab ka muujisay biyo-la’aanta...
IDAACADDA 25-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo