(ERGO) – Cabdiraxmaan Muumin Garaad oo afartii bilood ee la soo dhaafay mootadiisa isaga dhigay qiimo koror ku yimid shidaalka...
(ERGO) - Kummanaan carruur ah oo waxbarashada ka jirta deegaanadooda wakhti horey ugu waayay ayaa sanadkii saddexaad ka faa’iideysanaya waxbarasho...
(ERGO) - Qoysas lagu qiyaasay 1,600 oo ku ceyroobay abaarta ayaa ku xarooday degmada Bandarbeyla ee gobolka Bari labaddii bil...
(ERGO) – Cabdiraxmaan Maxamed Idiris wuxuu ka mid yahay labaatan dhallinyaro ah naafo ah oo xirfado la baray ku helay...
(ERGO) - In ka badan 10,000 oo qoys oo xoolo-dhaqato ah ayaa ka barakacay degaannada Cadakibir, Dhuumoodle, Maarsamagge, Qalaanqal, Galxagagare...
(ERGO) – Xabiibo Cali Isaaq 46 jir ah waxay kamid tahay 34 haween ah oo ku nool xerada Ajuuraan ee...
(ERGO) – Garaad Cabdullaahi Axmed oo ku nool tuulada Axmed Buur oo hoos timaada degmada Sabawanaag ee gobolka Maroodi Jeex...
(ERGO) - In ka badan 12 kun oo qoys oo ku nool xeryo ku yaalla daafaha magaalada Gaalkacyo ee gobolka...
(ERGO) – Cabdiqaadir Maxamed Abuukar waa 75 jir ku jira da’da hawl-gabnimada, balse ay dantu u diiday inuu ka fariisto...
(ERGO) – Qoyska Muumino Faarax Xuseen wuxuu ka mid ah yahay ku dhawaad kun qoys oo ku biirayay xeryo cusub...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo