(ERGO) – Sahra Maxamed Yuusuf waxay ka mid tahay 150 haween ah oo ku nool xeryaha barakaca ee degmada Dhoobley...
(ERGO) – Ku dhawaad kun qoys oo ku nool xeryaha Buur-gaabo, Qanciye, Daarusalaam iyo Bilan oo ka tirsan degmooyinka Kaxda...
(ERGO) – Xasan Maxamuud Cabdi oo ka mid ah ganacsatada laga dumiyay dukaamadooda, wuxuu suuqan ku ganacsanayay 30-kii sano ee...
(ERGO) – Sabriye Maxamed Sheekh wuxuu ka mid yahay ganacsatada hantidoodii ku waayay dab qabsadey suuqa xerada Ifo 10-kii bishii...
(ERGO) – In ka badan labaatan kun oo carruur ah oo ka so jeeda qoysaska danyarta ah ayaa ka faa’iideysanaya...
(ERGO) – Qoyska Saynab Cali Axmed oo ku nool Yucuboole oo 290 KM koonfur kaga beegan magaalada Sheekh ee gobolka...
(ERGO) – Axmed Xuseen Cabdi oo qoyskiisu uu ka mid yahay qoysaska magaalada ula soo cararay xoolahooda ayaa Raadiyow Ergo...
(ERGO) – Afar sano ka dib qoyska Faadumo Isaaq Maxamed oo ka kooban 11 qof waxay dib u heleen diiwaan-galin...
(ERGO) – Nasteexo Cumar Ibraahim oo ah hooyo haysata shan carruur ah waxay nolosha qoyskeeda ka maareysa xirfadda sawir qaadista....
IDAACADDA 25-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo