Photo | Dhismo ku socota qeybo ka mid ah isbitaalka/Sawir/Cabdikariim Olol Deegaanka God aalo ee gobolka Sool ayaa markii ugu...
Ascaartan waxaa lagu saleeyay sarrifka lacagaha: 1 dollar = 19,660 shilin, 6750 Somaliland shilin Gelleyda cagaaran ayaa suuqa Xalane ee...
Shirkadaan oo lagu magacaabo shirkada biyo gelinta magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay xaafadaha kala duwan ee magaalada ka fulin doonta...
Maamulka degmada Balanballe ee gobolka Galguduud oo kaashanaya hay’adda miino saarista ee Denmark ayaa ole-ole miino saaris ah ka bilaabay...
Photo | Gabar fadhisa xafiiskeeda oo ku yaala Boosaaso/Keydka sawir/Mohamed Hassab Ururrada haweenka ee ka dhisan 13 degmo oo ka...
Waxaa 27kii bishan Abriil 2013ka tababar uga furmay 36 weriye oo ka kala socday 13ka idaacadood oo hoos tagaan Shabakadda...
Cudurka duumada ayaa ka dillaacay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, sida ay sheegeen shaqaalaha caafimaadka ee degmada. Maamulaha qeybta caafimaadka...
Iyadoo roobabkii Guga ay ka da`ayaan dalka, ayaa waxaa markii ugu horreysay deegaannada Puntland qaarkood lagu baahiyey qalab casri ah...
Maraakiibta NATO oo ku sugan badda Soomaaliya ayaa 27kii-30kii bisha Maarso waxay gargaar caafimaad u fidiyeen 147 qof oo ku...
Dhowaan ayay ahayd markii magaalada Buuhoodle uu yimid maamulaha xarunta cudurrada dhimirka lagu daaweeyo ee Muqdisho Dr Cabdiraxmaan Xabeeb, markii...
IDAACADDA 26-JAN-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo