
Gelleyda cagaaran ayaa suuqa Xalane ee Boorame 183.333 Burco , Gobanimo oo Gebilay ahna 200,000, Buulomareer oo ka tirsan degmada Kurtuwaarey ayey Geleyda casi ka tahay 183.833, suuqa Markana 200,000, Geleyda cad: 50ka kiilo Suuqa Xalane ee Borame 176.667, Burcana, Gebilayna 200,000
Geleyda cad 50 Kg
Suuq Xeelawaleel oo Afgooye ah
Suuqa Waaberi ee Balcad 258.333
Suuq Mugdi Jamaame
Suuqa Hanti wadaag ee Jowhar 272,000
Suuqa Buulomareer ee Kurtuwaaray 205,000
Suuqa degmada Marka 215,000
Suuqa Qoryooley
Messegada ama Haruurka cas 50kg
Suuqa Xalane ee Borame 146,667
Suuqa Burco
Suuqa Gobanimo ee Gabilay 175,000
Suuqa Xelawaleel ee Afgooye
Suuqa Waaberi ee Balcad 245,000
Suuq Mugdi Jamame
Suuqa Hantiwadaag Jowhar 274,000
Suuqa Buulomareer Kurtuwarey 175,000
Suuqa Marka 180,000
Suuqa Qoryooley
Messegada ama Haruurka Cad 50kg
Suuqa Xalane ee Boorame 160,000
Suuqa Burco
Suuqa Gobanimo ee Gabilay 175,000
Suuq Mugdi Jamame
Suuqa Buulomareer Kurtuwarey 203,333
Suuqa Marka 300,000
Suuqa Qoryooley
Sisinta 50kg
Suuqa Xelawalel ee Afgooye
Suuqa Waaberi ee Balcad 1,175,000
Suuq Mugdi Jamame
Hantiwadaag Jowhar 1,125,000
Buulomareer Kurtuwarey 1,100,000
Suuqa Marka 1,616,667
Suuqa Qoryooley
Digirta 50kg
Suuqa Xalane ee Boorame 366,667
Suuqa Burco
Suuqa Gobanimo ee Gabilay 387,500
Xelawale oo Afgooye ah
Waaberi oo Balcad ah 483,333
Suuq Mugdi Jamame
Hantiwadaag Jowhar 514,000
Buulomareer, Kurtuwarey 500,000
Suuqa Marka 400,000
Suuqa Qoryooley
Basasha Cas 1kg
Suuqa Xalane ee Boorame 5,400
Suuqa Burco
Suuqa Gobanimo ee Gabilay 6,000
Xelawale oo Afgooye ah
Waaberi oo Balcad ah 9,167
Suuq Mugdi Jamame
Hantiwadaag Jowhar 11,000
Buulomareer, Kurtuwarey 6,333
Suuqa Marka 7,000
Suuqa Qoryooley
Yaanyada 1kg
Suuqa Xalane ee Boorame 6,500
Suuqa Burco
suuqa Gobanimo ee Gabilay 5,000
Xelawale oo Afgooye ah
Waaberi oo Balcad ah 2,833
Suuq Mugdi Jamame
Hantiwadaag Jowhar 3,300
Buulomareer, Kurtuwarey 4,167
Suuqa Marka 2667
Suuqa Qoryooley
Muuska 1kg
Suuqa Xalane ee Boorame 5,667
Suuqa Burco
Suuqa Gobanimo ee Gabilay 1,250
Xelawalel oo Afgooye ah
Waaberi oo Balcad ah 3,167
Suuq Mugdi Jamaame
Hantiwadaag Jowhar 5,533
Buulomareer, Kurtuwarey 4,033
Suuqa Marka 4,000
Suuqa Qoryooley
Qaraha xabaddii
Suuqa Xalane ee Boorame 10,167
Suuqa Burco
Suuqa Gobanimo ee Gabilay 20,000
Mugdi Jamaame
Suuqa Jawhar 22,333
Liinta xabaddii
Suuqa Xalane ee Boorame 1,500
Suuqa Burco
Suuqa Gobanimo ee Gabilay 300
Xelawalel oo Afgooye ah
Waaberi oo Balcad ah 433
Suuq Mugdi Jamaame
Hantiwadaag Jowhar 477
Buulomareer, Kurtuwarey 400
Suuqa Marka 397
Suuqa Qoryooley
Shaacinta ascaartan waxaa iska kaashada FAO iyo raadiyo Ergo.









