Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

HAWEENKA 13 DEGMO OO KA TIRSAN PUNTLAND OO LA GUDDOONSIIYAY QALABKA XAFIISYADA

Radio Ergo by Radio Ergo
June 5, 2013
in Wararkii u Danbeeyay
0
HAWEENKA 13 DEGMO OO KA TIRSAN PUNTLAND OO LA GUDDOONSIIYAY QALABKA XAFIISYADA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Gabar fadhisa xafiiskeeda oo ku yaala Boosaaso/Keydka sawir/Mohamed Hassab

Ururrada haweenka ee ka dhisan 13 degmo oo ka tirsan maamul goboleedka Puntland ayaa shalay la guddoonsiiyay qalab isugu jira kumbiitarro, kaamerooyin, scan iyo qalab xafiiseed, si ay ugu fududaato soo ururinta, tebinta iyo diwaan gelinta tacadiyadda ka dhanka ah haweenka.

Haweenka deegannadan oo ah iyagu kuwo ka aad uga fogfgo magaalooyinka ayaa qalabkaan waxaa ugu deeqday hay’adda taranka iyo tirakoobka qaramadda midoobay ee UNFPA.

Baxsan Siciid Axmed oo ah madaxa UNFPA Soomaaliya ee Puntland oo haweenka qalabka guddoonsiisay ayaa sheegtay in haweenka aysan qalabkaas hore u heysan, haatanse qalabkan uu wax weyn ka tari doono in xog rasmi ah laga helo tacadiyada ka dhanka ah haweenka oo kufsigu ka mid yahay, kana jira deegaannada Puntaland.

Luul Cabdullaahi oo ka mid ahayd haweenka la gudoonsiiyay qalabkan ayaa sheegtay “Wax weyn buu qalabkan inoo tarayaa, sababtoo ah markii hore ma heysan miisaaska xafiiska, haddaan helno xogag kufsi ku saabsan telefoon baan ku wargelin jirnay hay`adaha ay quseyso iyo wasaaradda haweenka Puntalnd, mararka qaar isticmaalka kumbiitarka iyo scan-ka magaalada ayaan usoo doonan jirnay oo gaari baan soo raaci jirnay, balse hadda waan ka reysaneynaa.” Ayay tiri Luul.

Luul Jaamac Samatar oo ah xiriiriyaha wasaaradda haweenka ee gobollada iyo degmooyinka Puntland ayaa sheegtay in qalabkan uu yareyn doono xogaha qaldan ee ku saabsan tacadiyadda haweenka loo geysta oo hay`adaha ay kasoo uritiyaan deegaannadaas.

Xaliimo-sacdiyo Cabdullaahi Cali/FM/AM

Previous Post

HAWEENKA WAQOOYI BARI KENYA OO KU FARXAY ADEEGYADA DHALMADA LACAG LA`AANTA

Next Post

Dhibaatadii ay ku reebtay fatahaadda tuulada xawaadley

Related Posts

blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka

May 16, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Adeegsiga AI oo beeraley Baydhabo ka caawiyay inay soo saaraan dakhli beddelay noloshooda

May 11, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Dhibaatadii ay ku reebtay fatahaadda tuulada xawaadley

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-MAY-2026

IDAACADDA 23-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-MAY-2026
May 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo