Photo | Gabdho waxbarasho u fadhiya/Sawir/Burhaan Cadeysay Bashiiro: Aniga markii aan ahaa fasalka 8daad ayaa waxaa isoo galay hammi guur....
Waxaan idiin soo gudbineynaa qiimaha cuntada quutul daruuriga ah ay ka marayso magaalooyin dhowr ah oo ka tirsan waddanka, aanse...
WARGELIN Ururka Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobey FAO wuxuu idinku wargelinayaa: Iyadoo hawlaheenna gargaarka dhinaca beeraha ay ka bilaabanayaan degaannada...
Deegaanka Camaara oo Gaalkacayo u jirta 220km, kagana beegan dhinaca Koonfureed, waxaa afartii todobaad ee lasoo dhaafay gaaray 670 qoys...
Dad badan oo ay abaarta saameysay oo ku nool deegaanno kala duwan oo hoostaga maamulka Galmudug ayuusan gaarin gargaarka uu...
Maxamed Cadceed Diiriye waa nin 52 jir ah, 12 carruur ah leh, waa qoys xoolo dhaqato ah oo ku nool...
Siday sheegayaan masuuliyiinta xeryaha barakacu labadii bilood ee la soo dhaafay waxaa xeryaha lagu barakacay ee Daryeel ku umul raacay...
IDAACADDA 01-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo