Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Hobyo oo gargaar caafimaad ka heshay maraakiibta NATO

Radio Ergo by Radio Ergo
April 4, 2013
in Caafimaadka, Wararkii u Danbeeyay
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMaraakiibta NATO oo ku sugan badda Soomaaliya ayaa 27kii-30kii bisha Maarso waxay gargaar caafimaad u fidiyeen 147 qof oo ku nool magaalda Hobyo.

Maraakiibtan oo ka mid ah maraakiibta halkaas u jooga iney ka hortagaan falalka burcad-badeedda Soomaalida ayaa waxay baroosinka soo dhigteen magaalada Hobyo. Adeegyadaan caafimaad waxaa  fuliyey takhaatiir Talyaani ah oo  ka mid ah kuwa la socda maraakiibta NATO, iyadoo ay ka faa’iidaysteen dadka reer Hobyo siduu Ergo u sheegay duqa degmada Hobyo Maxamuud Cawaale “Markaan aragnay dhibaatada dhinaca caafimaad ee ka jirta Hobyo ayaan la xiriirnay ciidamadda NATO, si ay nooga caawiyaan arrimaha caafimaadka, weyna noo yimaadeen, wax qarsoonna ma ahan, Hoybo muddo dheer ayey dadkeedu la il darraayeen dhibaatadda cafimaad darro iyo tacliin xumo ee jirta”

Cali Baashe Macalin Abitidoon oo ka mid ah dadkii ka faa’iidaystay adeegaan cafimaad ayaa isaguna yiri “Anniga waxay iga daweeyeen xanuun dhinaca kelida ah oo I hayey, waxay igu sameeyeen badhitaanno dhinaca computerka ah, kadib daawo ayey ii qoreen”.
Xanuunnadda ugu badan ee dadka bukaanka ah laga daaweeyey ayaa ahaa, keliyaha, burooyin iyo xanuuno kale, siduu sheegay dakhtar Makaahiil Axmed Maxamed oo ah dhakhtar reer Hobyo, gacanna siinayey dhakhaatiirta NATO, wuxuuna Ergo u sheegay  in dadkan dawada helay ay ka kala yimaaddeen deegaanno badan oo gobolka Mudug iyo Galgaduud ka tirsan sida Xarardheere.

Hooyo Maryam Axmed oo ilmo yar oo laba sano jira looga daaweyey xanuun madaxa biyo kaga jireeen ayaa Ergo u sheegtay in muddo hal sanno ka badan uu ilmaheedu xanuunsanaa ayna geysay goobo caafimaad oo guddaha ah, daawooyinkay u qoreenna aysan waxba u tarin.
Magaalada Hobyo waa magaalo qaddiim ah oo ay badmareennadu ugu soo leexan jireen iney ku nastaan biyona ke helaan, waana sida ay taariikhdu sheegeyso magacaas Hobyo wuxuu ka yimid (Hoo biyo),  muddooyinkan damabese Hobyo waxay ka mid noqotay xarumaha ay burcabadeeddu ay hogyga ka dhigteen, waxayna magaalada caasimadda ah ee Muqdisho u jirtaa masaafo dhan  510Km, waxaana ku nool dad lagu qiyaasay 12,000 oo qof.
Dhamaad.

GW/MH

Previous Post

WAALIDDIINTA CARRUUR LAGU HAYO PUNTLAND OO BEENIYAY IN LAGA GANACSANAYAY

Next Post

JOWHAR: CABSI LAGA QABO INUU FATAHO WEBIGA SHABELLE

Related Posts

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska

September 16, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Haraad iyo gaajo ka dhashay guridda ilo ay biyaha ka heli jireen qoysas ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Haraad iyo gaajo ka dhashay guridda ilo ay biyaha ka heli jireen qoysas ku nool Bari

September 14, 2026
Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo
Wararkii u Danbeeyay

Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo

September 11, 2026
Next Post
JOWHAR: CABSI LAGA QABO INUU FATAHO WEBIGA SHABELLE

JOWHAR: CABSI LAGA QABO INUU FATAHO WEBIGA SHABELLE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-SEP-2026

IDAACADDA 22-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-SEP-2026
September 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo