Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

JOWHAR: CABSI LAGA QABO INUU FATAHO WEBIGA SHABELLE

Radio Ergo by Radio Ergo
April 4, 2013
in Masiibooyinka
0
JOWHAR: CABSI LAGA QABO INUU FATAHO WEBIGA SHABELLE
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDadka ku nool tuulooyinka ku teedsan webiga Shabeelle ee degmadda Jawhar ayaa sheegaya inay la soo deristay cabsi ay ka qabaan inuu soo fataho webiga, iyadoo qararka webiguna jilicsan yihiin, heerka biyaha webigana ay kor u kacayaan.

Webiga Shabelle ayaa doraad ka fatahay deegaanak Tuwaarey oo u dhow degmadda Jawhar isagoona khasaare u geystay dhul beereed badan, inkastoo markiiba laga hortegey arrintaas. gudoomiyaha tuulada Tuwaray Cali Maxamed Xaaji ayaa Ergo u sheegay in 1500 oo hictar oo beero ah oo hadda tabcannaa uu webiga ku fatahay, dadkii tuladuna ay barakaceen oo waxay u guureen meel taag ah oo dhinaca Jawhar .

Gudoomiyaha gobolka Shabellaha Dhexe Cabdi Jiinow ayaa Ergo u sheegay isagu in ilaa 9 goobood oo webigu ka jilicsan yahay ay khatar ugu jiraan inuu webiga ka fataho, waxaana kaluu sheegay inaysan waqtigaan ka jirin Jowhar wax hay’ado ah oo caawiya dadka kana hawl gala halkaas, iyadoo welina xaaladaha amaanku aysan adkayn.

Daahir Muuse Jiisow oo ah Mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda degmada Jawhar ayaa tagay sabtidii la soo dhaafay deegaankaas ayaa Ergo u sheegay in khatarta fatahaadda webiga shabeelle ee agagaarka Jawhar tahay khatar weyn, haddaan sagaalka goobood ee hadda u ka jilicsanyahayna aan carro tuur lagu samayn ay ka dhalanayso masiibo. Mudanahaan ka tirsan baarlamaanka ayaa sheegay inay tahay in dadka deegaanka, dawladda iyo hay’addaha gargaarku iska kaashadaan ka hortegista arrintaan.

Mashruuca SWALIM oo ka shaqeeya arrimaha saadaasha hawadda Soomaaliya oo ka tirsan hay’adda cuntadda iyo beeraha qaramadda midoobay ee FOA ayaa saadaashiisii ugu dambaysay ku sheegay in heerarka webiyada Jubba iyo Shabelle ay kor u kacayaan, ayna dhici karto fatahaado, iyadoo ay ka da’een dhulalka sare ee Itoobiya roobab laxaad leh labaddii todobaad ee la soo dhaafay.

Maryan Abdi/MH

Previous Post

Hobyo oo gargaar caafimaad ka heshay maraakiibta NATO

Next Post

QIMAHA XOOLAHA EE QAYBO KA TIRSAN DALKA.

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

QIMAHA XOOLAHA EE QAYBO KA TIRSAN DALKA.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo