Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

QIMAHA XOOLAHA EE QAYBO KA TIRSAN DALKA.

Radio Ergo by Radio Ergo
April 5, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXilligaan oo roobkii gu’gu bilowday ayaa gebi ahaanba sayladaha xoolaha ee waddanka laga wada dareemayaa xoolo yaraan, gaadiidkii xoolaha qaadi jiray oo roobabku xannibeen iyo dhaqanka dadka xoolo raacatadda ah oo xilliyada barwaqadu bilaabmato aan sidaas u danayn inay iibiyaan xoolahooda, waxayna xoolahooda ula guuraan meelo ay ka heli karaan naq fiican. Xooladhaqatadu waxay sheegeen in sannadkani aad u wacan yahay markii la eego roobabka u da`ay, qiimo fiicanna ay ku helayaan xoolohooda.

BURCO
Ismaaciil Jaamac Axmed oo ka tirsan dullaalayda xoolaha ku iibisa sayladdaas, ayaa yiri “Saaka xoolo ma jiraan, salaydu waa cidla, gaadiidkii waxaa xiray roobabkii da’ay, ma jiro adhiga la dhoofin jirey, keliya waxaa jooga xoogaa aan badnayn oo daabax ah”

Adhiga
Muunadda 1aad = $95
Muunadda 2aad = $85
Muunadda 3aad = $80
Galgaduud

Dhinaca gobollada dhexe, seyladda degmadda Guraceel ee gobolka Galgaduud, Cumar Salaad oo ka mid ah dullaaleyda ayaa u sheegay Ergo in qiimaha xooluhu ay aad kor ugu kaceen.

Adhiga
Muunadda 1aad = $85
Muunadda 2aad = $80

Gedo, Bay iyo
Goboladda koonfureed oo roobkii gu’gu ka curtay meelo badan gaar ahaan Gedo, Bay iyo Bakool ay yihiin kuwo rajo badan ku abuuray xoolaleyda iyo weliba hakad ku yimid xoolahii faraha badnaa ee laga keeni jirey miyiga  oo aad u yaraadey, arrimahaasi oo isbiirsadey ayaa waxay sheegeen in ay qeyb ka tahay sarakaca xilligani laga dareemayo suuqyada.

Baardheere, Luuq, Diinsoor iyo Waajidi
Mar Ergo la xiriirtay suuqyada xoolaha degmooyinka Baardheere, Luuq, Diinsoor iyo Waajidi oo ka kala tirsan gobollada Gedo,Bay iyo Bakool ayaa ganacsatada iyo dullaaleyda suuqyada waxay sheegeen dhowrkii maalmood  ee ugu dambeeyey isbedel dhinaca iibka xoolaha , gaar ahaan qiimaha la kala siisto  Gella, Lo`da iyo Ariga, iyagoona sheegayna in uu wanaagsan yahay  caafimaafka xoolaha  iyo sida ay ku soo barabaxeen xillgii jilaalka.

Baardheere

Aden Cabdi Axmed waxaa uu ka mid yahay dulaaleyda ka howlgasha suuqa xoolaha Baardheere wuuna Ergo uga warbixyey qiimaha lagu kala gadanayo noocyada xoolaha ,i
Qiimaha lagu kala gato Geella in uu ku yimid sarakac.

Muunadda 1aad = 24milyan shillin Somali una dhiganta
Halka Qurbacda 3 jirka ah oo horey qiimahoodu uu ahaa  8 milyan ayaa hadda waxaa la kala siisanayaa lacag u dhaxeysa 10 -9 milyan oo sh.So.

Degmadda Luuq

Geela
Muunadda 1aad = 22 milyan
Muunadda 2aad = 20 milyan

Adhiga
Muunadda 1aad = $80
Muunadda 2aad = $75

Deegaannada kale ee aan la xariirney si aan wax uga ogaanno qiimaha lagu kala gato xoolaha nool ayaa waxaa ka mid ah degmada Diinsoor ee Gobolka Bay, halkaasi oo uu ku yaallo suuq ballaaran oo lagu kala gato noocyada xoolaha nool, sida uu sharaxayo Ganacsade C/qaadir Aftooje  oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ee degmada Diinsoor.isagoona sheegay in degmada in ay soo gaareen Shirkado Ganacsi.

Sidoo kale Degmada Waajid ee Gobolka Bakool oo uu ku yaalo suuq lagu kala gato xoolaha nool ayaa waxaa laga soo sheegayaa in weli uu taagan yahay hoos u dhacii ku yimid Xoolaha, islamarkaana sicirka Iibka xoolaha uusan waxba iska bedelin sida uu sharaxayo Xasan Bare oo ka mid ah Dulaaleyda Suuqa Xoolaha ee degmada Waajid.
AO/MH/AM/SY

Previous Post

JOWHAR: CABSI LAGA QABO INUU FATAHO WEBIGA SHABELLE

Next Post

PUNTLAND OO KU ADKEYSTAY INEYAN MARNABA OGGOLAANEYN IN IDAACADAHA ERGO, HIRAD IYO BAR-KULAN LAGA SII BAAHIYO IDAACADAHA PUNTLAND.

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Cadaado: Haween nolosha qoysaskooda ka maarayn jiray iibinta Khudaarta oo shaqo la’an noqday markii ay saameysay fatahaadda webiga shabeelle
Cunto-Yaraanta

Haweenka khudaarta ku iibiya Kismaayo oo wajahaya suuq xumo cuno yari biday

April 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Roob la’aan sababtay dhaqaale xumo iyo dayn la’aan nolol xumo biday reer miyiga Galgaduud

April 22, 2026
Next Post
QARAMADDA MIDOOBAY OO KA HADASHAY MUHIIMADDA IDAACADUHU LEEYIHIIN

PUNTLAND OO KU ADKEYSTAY INEYAN MARNABA OGGOLAANEYN IN IDAACADAHA ERGO, HIRAD IYO BAR-KULAN LAGA SII BAAHIYO IDAACADAHA PUNTLAND.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-MAY-2026

IDAACADDA 17-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-MAY-2026
May 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2026
May 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo